Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Warar

somalisan.com Avv Ceydiid Ilka Xanaf oo sheegay in aan xilka Madaxweynuhu ka qaadin ee iskii isu casilay

8:21 pm | Guddoomiyihii horre Maxkamadda sare ee dalka,Avv Ceydiid Ilka Xanaf oo toddobaadkan xilka laga qaaday ayaa…

somalisan.com Qofka halkan ka carara waxuu saluugay dalkiisii, diintiisi iyo Ilaahay…,Kufriga iyo in Ilaahay laga doodo waa casharada lagu dhigo iskuulada Yurub….”

6:33 pm | “Qaawanaantu waa dawooyinka dhakhtaradu ku taliyo dadka, oo fiitamiin D ayaa kugu yaraadee, qoraxda isku…

somalisan.com C/Raxmaan Aadan Barrow oo Noqday Nabadoonka Afey Maqaafaad ee daguuro Maxamed ( DAAWO SAWIRADA )

5:37 pm |   Waxaa Munaasabad balaaran oo ka dhacday Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho lagu caleemo saaray…

Caalamka oo dhaliilay weerarkii qaxootiga Suuriya

6:27 am | Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in weerarkii duqeynta ahaa ee lagu…

Macalimiinta B/weyne: Cadaalada Hala Horkeno Kooxihii Dilay Macalin Maxamed C.laahi Xaanshi

6:22 am | Kulan loogu baroor diiqayo Allaha unaxariiste Macalin Maxamed Cabdulaahi Xaashi oo ka mid ahaa macaliminta…

Sanduuqa Madow ee Keydsha Xogta Diyaaradaha oo lagu arkay Xeebta Garacad

6:11 am | Wararka laga helayo Xeebta Degaanka Garacad oo hoostagta Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya…

Taliska Milatariga oo ka hadlay Howlgalada Shabellaha Dhexe ka socda

6:09 am | Iyadoo ay jirtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay Tuulooyin hoostaga Deegaanka Ruun-nirgood kala Wareegeen…

somalisan.com Shirkad shiidaal ka baareysa Koofurta Somaliya ,Waxa ay sheegtay sii aqri

4:43 pm | Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir…

somalisan.com RAF provides fresh aid for Somalia

2:16 pm | Doha: Sheikh Thani Bin Abdullah Foundation for Humanitarian Service (RAF) has provided emergency relief for…

Baarlamaanka oo ka doodaya xilka qaadistii guddoomiyaha maxkamadda sare

8:29 am | Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulanka ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan waxaa ay ugu doodi…

Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika Oo ka hadlay Arimaha Safarada.

8:27 am | Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, ambassador Jamaal Maxamed Barow, oo shir saxaafadeed…

Khilaaf ka dhex taagan xisbiga AK

8:09 am | Wararka ka imanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in xisbiga talada haya ee AK, uu kulan…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

somalisan.com C/Raxmaan Aadan Barrow oo Noqday Nabadoonka Afey Maqaafaad ee daguuro Maxamed ( DAAWO SAWIRADA )

5:37 pm |   Waxaa Munaasabad balaaran oo ka dhacday Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho lagu caleemo saaray Nabadoonka Guud ee Jufada Afey Maqaafaad (Daguuro Maxamed ) oo ku abtirsata Beesha Murusade karanle hawiye . Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay Waxgarad, Aqoonyahano, Culumaa’udiin iyo dhalinyarada Beesha Daguuro Maxamed iyo Marti Sharaf kale oo lagu casuumay , waxaana dhamaan…

somalisan.com ka dhageyso Xasan Sheekh oo sheegay in Gabdhbo iyo Wiilal somaliyeed shaqo u aadi doonaan Sacuudiga safaarada iyo dowladuna la socon doonaan xaladooda

8:01 pm | Madaxweynaha dowlada fadaraalka Somaliya Xasan Sheikh maxamuud oo wareysi siinayey idaacada Codka mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in maalmahaan shacabka Somaliyeed siyaabo kala duwan uga hadlayeen ,taasi oo aheyd in dalka Sacuudiga loo dirayo gabdho iyo wiilal Somaliyeed si ay uga soo shaeystaan iyo Heshiis ay wada galeen dowladaha Somaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga waxaana jiray…

somalisan.com ka dhageyso Xasan Sheekh oo sheegay in Gabdhbo iyo Wiilal somaliyeed shaqo u aadi doonaan Sacuudiga safaarada iyo dowladuna la socon doonaan xaladooda

8:01 pm | Madaxweynaha dowlada fadaraalka Somaliya Xasan Sheikh maxamuud oo wareysi siinayey idaacada Codka mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in maalmahaan shacabka Somaliyeed siyaabo kala duwan uga hadlayeen ,taasi oo aheyd in dalka Sacuudiga loo dirayo gabdho iyo wiilal Somaliyeed si ay uga soo shaeystaan iyo Heshiis ay wada galeen dowladaha Somaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga waxaana jiray…

somalisan.com VIDEO Maamulka xerada Ahlu Kheyr oo ah meel lagu xanaaneeyo caruurta danyarta ah iyo dad xanuunsan ayaa ka qeylo dhaamiyey Xalada Nololeyd ee dadka aan ehel iyo Xigaalo toona laheyn ee gacanta ay ku hayaan .

9:16 am |   Iyada oo ay jiraan bukaano ku jira xero ku yaal Magaalada Muqdisho isla markaana ay ku xareysan yihiin dad badan oo qaba cuduro kala duwan ayna u dheertahay Bukaandada qaba waalida ama miyirla.aanta iyo cuuryaamiin ,waxaana sidoo kale jira  caruur agoomo ah iyo kuwa darbiyojiif ah kuwaa oo lagu xanaaneeyo . Hadaba Somalisan.com oo…

Faallo

somalisan.com Faallo:Muxu Uu Tahriibay Saxiibkay Rafiiqa Nolasha Wada Lahayn ? W/Q: Suxufi Khadar Hanad

10:36 am | Nolashu waxa ay ku fiican tahay inaad leedahay saxiib kula jecel wanaaga iyo hormarkaaga oo xaalad kasta oo ku soo wajahda kula furdaamiya lakiin hadi aad noqdo qof aan ku kalsonayn hal qof oo aad wada marayn kartaan hagardamooyin badan…

somalisan.com Qormo Xiisa Badan oo u qorey faalo Qore sare Abuukar Salaad Diiriye ( Fray )

6:35 pm | Masiibo weyn oo naxdin leh. Nin lagu magacaabo Yacquub Cismaan Nuur ayaa waxa uu guursaday…

Faalo Ma dad baa, doqoneey dabkaa ba’! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

5:54 pm | Iyadoo kaba la’ oo ordaysa ayay haddana sinta ku sidday inantii ay dhashay ee ay…

Sawiiro

somalisan.com 1,634 eedeysane oo sanadkaan lagu fuliyey Xukuno dil toogasho iyo Qisaas ah

5:18 pm | Shaxda Amnesty International waxaa lagu xusay in Iran lagu dilay 97 qof, Pakistan 326 qof,…

somalisan.com VIDEO Warsaxaafadeedka Qodobada Heshiiska Puntland iyo Dowlada waa sidaan

5:44 pm | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo…

somalisan.com C/Raxmaan Aadan Barrow oo Noqday Nabadoonka Afey Maqaafaad ee daguuro Maxamed ( DAAWO SAWIRADA )

5:37 pm |   Waxaa Munaasabad balaaran oo ka dhacday Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho lagu caleemo saaray Nabadoonka Guud ee Jufada Afey Maqaafaad (Daguuro Maxamed ) oo ku abtirsata Beesha Murusade karanle hawiye . Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay Waxgarad, Aqoonyahano, Culumaa’udiin…

Suugaan