Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Warar

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka…

Dhageyso War Saxaafadeed (Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda)

7:03 pm | Waxaa sharaf weyn u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…

NUSOJ Welcomes Landmark Supreme Court DecisionNUSOJ Welcomes Landmark Supreme Court Decision PHOTO

6:16 pm | The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) today hailed the momentous decision by the Supreme…

Duqa Gaalkacyo Ee Galmudug oo maanta la doortay

3:47 pm | Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ka Dhacday Doorshada Duqa degmada Gaalkayco Waxana Doorasho kadib Guuleestay Labada…

Ku dhawaad 20 qof Oo Booliska Kenya ay xir xireen

3:44 pm | Booliska Dowladda Kenya ayaa xabsi dhigay ugu yaraan 18 Ruux oo loo maleenayo in ay…

Howlgallo dad badan lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay Xamar Jajab

3:38 pm | Howlgalladani oo ah kuwa Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay si wadajira ah uga…

PRESS RELEASE GERMAN AMBASSADOR FRASCH ACCREDITED TO SOMALIA

2:58 pm | On 3 February 2016, German Ambassador Jutta Frasch handed over her credentials to Hassan Sheikh…

PRESS RELEASE The Resolution on Party Formation for the National Forum Party 6 February 2016, Mogadishu, Somalia

2:55 pm | the Forum for Unity and Democracy promulgated its Manifesto for Change, which articulated its vision…

Tirada qaxootiga Suuriya oo sii badaneysa

7:20 am | Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Federica Mogherini, ayaa sheegtay in Turkiga uu niyad…

AMISOM iyo Alshabaab oo isku haysta Marka

6:10 am | Magaalada Marka ee gobolka Shabellada Hoose ayaa la sheegayaa in weli gacanta ay ku hayaan…

Deg Deg: Qarax Dhaawac Halis Ahuu ka soo gaaray Guddoomiye ku xigeenka Gedo oo ka dhacay Baardheere

6:06 am | War Deg Deg ah oo na soo gaaray ayaa sheegaya in  Qarax khasaaro sababay lagula…

Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo wax laga badalayo

6:06 am | Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa sheegay in…

Maxkamadda Sare ee Qaranka Somalia oo xukuntay Qofka Ah Xooghaayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliyeed Sii Aqri

6:21 pm | Hambalyo: Maxkamadda Sare ee Qaranka Somalia oo xukuntay inuu Omar Faruk Osman yahay Xoghayaha guud…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka Nusuj Ururka Saxafiyiinta Qaranka Somaliyeed ee NUSOJ oo waayadaan Danbe hogaakiisa muran uu ka taagnaa taasi oo gaartay Maxkamada sare ee dalka oo Go.aan kama danbeys ah ka gaartay waxaana dood dheer iyo falan qeyn ka dib u aqoonsatay in…

Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur ay u sameysay shahaadooyina uu gudoonsiisay Hey.adda maxaligga ah ee SSWC

7:44 am | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com Arday qalin jabisay mudo 4 bilood ah hambalyo iyo soo dhaweynSubmit Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur loo sameeyey shahaadooyina uu gudoonsiiyey Maamulka dagmada Hodan ee Gobolka Banadir…

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka Nusuj Ururka Saxafiyiinta Qaranka Somaliyeed ee NUSOJ oo waayadaan Danbe hogaakiisa muran uu ka taagnaa taasi oo gaartay Maxkamada sare ee dalka oo Go.aan kama danbeys ah ka gaartay waxaana dood dheer iyo falan qeyn ka dib u aqoonsatay in…

Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..,

5:45 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo dadkaba ina dhaafin karto macsidu (dunuubta), hadaynaan iska qaban dadka ku jira.   Sheekh Maxamed oo kaga hadlayey sababaha dhibaatooyinka dadka bani’aadamka ku dhaca iyo sida loogaga baxi karo ayaa yidhi   “Waxa dalka ka jirta abaaro iyo dhibaatooyin guud…

Faallo

Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..,

5:45 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo dadkaba ina dhaafin karto macsidu (dunuubta), hadaynaan iska qaban dadka ku jira.   Sheekh Maxamed oo kaga hadlayey sababaha dhibaatooyinka dadka bani’aadamka ku dhaca iyo…

Ururka Aala sheikh oo La wareegay Siyaasadii iyo Dhaqankii Beesha Murusade. ( DAAWO SAWIRADA )

6:46 pm | Labadii sano ee ugu dambeeyay qorshey ay wadeen ururka Aala Sheekh ayeey ku guuleysteen in…

VIDEO Dhageyso Gen. Gaafoow somaliland waxay soo qoreen warqad aynagu weydiisanayaan in aan u furno xafiiska bixiya baasaboorada Somaliga ah ( DAAWO SAWIRADA )

4:02 pm | Taliyaha Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ee Somalia Gen. Gaafoow Oo Ka Shifay Documants Uu Usoo…

Xasan Xundubey “6 Shiikh kaliya, mase 600 oo Shiikh!…”Dadka Xasan Shiikh diidani, yaysan diin ku soo gaban

7:27 am | Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa booqashadiisii kenya waxa ay soo cusboonaysay arin hore oo…

Sawiiro

BAYAAN: Beelaha Banaadiriga oo soo dhaweeyay Go’aannadii kasoo baxay Baarlamaanka Somalia

6:58 am | Kulan ay Golayaasha Beelaha Banaadiriga ku yeesheen Muqdisho Jimcihii shalay oo taariikhdu ahayd 29-kii Jannaayo, ayaa Waxay kasoo saareen Bayaan ay ku taageereen go’aankii kasoo baxay baarlamaanka Somalia kasoo ku aaddanaa doorashada dalka ka dhacaysa Sannadkan 2016, ayna kasoo hor-jeedaan…

Suugaan