Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Warar

Xaakim sare oo Mareykanka ka dhintay

2:08 pm | Waxa uu muran adag ka dhex bilowday madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama, iyo musharraxiinta xisbiga Jamhuuriga,…

Madaxweynaha Uganda oo iska fogeeyyay Musuq Maasuq ay dowladdiisa ku kacday.

2:05 pm | Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musavani ayaa diiday weerar uga yimid kuwa la tartamaya doorashada xilka…

Maamulka Afgooye oo ka warbixiyay Sarkaal Shalay lagu dilay degmadaasi

1:48 pm | Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka ee maamulka degmada Afgooye Yuusuf Max’ed Moordow ayaa sheegay in…

Shacabka Jamhuuriyada Afrika dhexe oo madaxweyne soo dooranaya.

1:48 pm | Codbixiyaasha dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe ayaa maanta oo axad ah waxa ay codadkoodi ka dhiiban…

DiyaaradaTurkish oo dib u Bilowday tagitaankii Muqdisho rakaab iyo Xamuulna geysay

10:56 am | Diyaarada Turkish Airleine oo maanta markii ugu horeysay ka dagtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ka dib…

War deg deg ah Alshabaab oo la wareegay degaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan

9:12 am | Wararka ka imaanaya deegaanka Buurweyn ayaa sheegaya in Goor dhaweyd ay gacan ku heynta tuuladaas…

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Jarmalka kulamo kula yeeshay madax iyo diblomaasiyiin‏ ( DAAWO SAWIRADA

2:49 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka…

Golaha Wasiirada oo yeeshay Kulan gaar ah oo looga hadlayay dib-u-eegista Dastuurka KMG ah‏ ( DAAWO SAWIRADA )

2:47 am | Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa galabta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay…

Qoraaga Idirs xasan Faarax oo soo jeediyey in wada hadal ay la furaan Dowlada fadaraalka iyo Beesha Caalamku Alshabaab

3:53 pm | Qoraaga Somaliyeed ee Idiris Xasan faarax  ayaa Bogiisa xiriirka Bulshada ku soo qorey fikir ku…

jaamacadda Soomaaliya (UNISO) oo soo gebagebeysay Imtixaanka Semester dhamaadka ( DAAWO SAWIRADA )

9:50 am | Ardeyda jaamacadda Soomaaliya (UNISO), ayaa waxaa u dhamaaday imtixaanka semester dhamaadka, waxaana madaxda jaamacaddu sheegeen…

Ruto oo ka guuleystay ICC

7:06 am | Xaakimada Maxkamadda Racfaaka ee Maxkamadda Danbiyda ee Caalimiga ah ayaa buriyay go’aan ay tahay in…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

VIDEO CCTV oo Duubtay Qaabkii iyo Xeeladii diyaarada lagu galiyey Cumputerka ku dhaxqarxay Diyaarada

2:12 pm | Dhageyso Meyka Nin ka dhacay diyaarada oo xubnihiisu qaar ka maqan yhiin Qaar ka Mid ah wakaaladaha wararka ee caalamka ayaa warbixino ka qorey qaraxii diyarada daallo  waxaana jira sidoo kale hey.ado sirdoon oo ku howlan qaabkii loo  qarxiyey iyo dadkii ka danbeeyey waxaana loo qabqabtay shaqaale iyo masuuliyiin ka shaqeynayey  garoonka Muqdisho. Waxaanaay daaha…

Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur ay u sameysay shahaadooyina uu gudoonsiisay Hey.adda maxaligga ah ee SSWC

7:44 am | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com Arday qalin jabisay mudo 4 bilood ah hambalyo iyo soo dhaweynSubmit Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur loo sameeyey shahaadooyina uu gudoonsiiyey Maamulka dagmada Hodan ee Gobolka Banadir…

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka Nusuj Ururka Saxafiyiinta Qaranka Somaliyeed ee NUSOJ oo waayadaan Danbe hogaakiisa muran uu ka taagnaa taasi oo gaartay Maxkamada sare ee dalka oo Go.aan kama danbeys ah ka gaartay waxaana dood dheer iyo falan qeyn ka dib u aqoonsatay in…

Sheekh Maxamed Sheekh Dirir ayaa sheegay in duruufaha taagan ee abaaro, biyo la’aan, cudur iyo cabasho leh, aanu innaga dulqaadi karin caalamka, awood iyo aduun

5:43 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in duruufaha maanta taagan ee abaaro, biyo la’aan, cudur iyo cabasho leh, aanu innaga dulqaadi karin caalamka, awood iyo aduun aynu sheegano, laakiin, dembi-dhaaf Ilaahay keligii aynu weydiisano. Sheekh Maxamed Dirir ayaa sheegay in markastoo dadku istiqfaar (dembi-dhaaf) la yimaadaan Ilaahay ku farxo, sheydaankuna ka cadhoodo, markaa loo…

Faallo

Qoraaga Idirs xasan Faarax oo soo jeediyey in wada hadal ay la furaan Dowlada fadaraalka iyo Beesha Caalamku Alshabaab

3:53 pm | Qoraaga Somaliyeed ee Idiris Xasan faarax  ayaa Bogiisa xiriirka Bulshada ku soo qorey fikir ku aadan sida ugu haboon ee nabad waarta loogu heli karo dalka diinta iyo dadka Somaliye Waxaan DF iyo waxa loogu yeero beesha caalamka ugu  baaqay…

Intaan sanado lacag alaab Baqaar ku jirta ka sugi lahaa waxaa iga fiican in aan Kursi madaxeed ku raadsado iyadaan lacag badan ka sameyn karaa

8:28 am | Mid ka mid ah ganacsatada Soomaliyeed ayaa u sheegay Bahda war baahinta in laga baxay…

Dhageyso khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka jeediyey xarunta baarlamaanka oo dhameystiran .

5:01 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad jeediyey fadhi aan caadi ahayn…

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka…

Sawiiro

BAYAAN: Beelaha Banaadiriga oo soo dhaweeyay Go’aannadii kasoo baxay Baarlamaanka Somalia

6:58 am | Kulan ay Golayaasha Beelaha Banaadiriga ku yeesheen Muqdisho Jimcihii shalay oo taariikhdu ahayd 29-kii Jannaayo,…

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka Nusuj Ururka Saxafiyiinta Qaranka Somaliyeed ee NUSOJ oo waayadaan Danbe hogaakiisa muran uu ka taagnaa taasi oo gaartay Maxkamada sare ee dalka oo Go.aan kama…

Suugaan