Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Warar

Tirada qaxootiga Suuriya oo sii badaneysa

7:20 am | Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Federica Mogherini, ayaa sheegtay in Turkiga uu niyad…

AMISOM iyo Alshabaab oo isku haysta Marka

6:10 am | Magaalada Marka ee gobolka Shabellada Hoose ayaa la sheegayaa in weli gacanta ay ku hayaan…

Deg Deg: Qarax Dhaawac Halis Ahuu ka soo gaaray Guddoomiye ku xigeenka Gedo oo ka dhacay Baardheere

6:06 am | War Deg Deg ah oo na soo gaaray ayaa sheegaya in  Qarax khasaaro sababay lagula…

Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo wax laga badalayo

6:06 am | Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa sheegay in…

Maxkamadda Sare ee Qaranka Somalia oo xukuntay Qofka Ah Xooghaayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliyeed Sii Aqri

6:21 pm | Hambalyo: Maxkamadda Sare ee Qaranka Somalia oo xukuntay inuu Omar Faruk Osman yahay Xoghayaha guud…

Madasha Xisbiga wadaniga oo Muqdisho looga Dhawaaqay ( DAAWO SAWIRADA )

4:14 pm | RAY,IISALWASAARIHII HORE EE SOOMALIYA ABDUWALI SHEEKH AXMED AYAA XISBI CUSUB MUQDISHO UGA DHAWAAQAY Madasha Xisbiga…

Qax cusub oo dalka Suuriya ka bilowday

10:07 am | Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga, Ahmet Davutoglu, ayaa waxa uu sheegay in 15 kun oo qof…

Dhulgariir khasaare ka dhaliyay Taiwan

10:06 am | Dhulgariirka oo cabirkiisa ahaa 6.4 magnitude ayaa waxa uu inta badan dumiyay dhismooyin dhaadheer oo…

Dowlada Oo Bilyineerka Dalka Sacuudiga kala hadashay Maalgashiga Soomaaliya

10:03 am | Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Sacuudiga, Daahir Maxamuud Geelle ayaa Magaalada Riyadh ee Caasimada…

Korneel Timacadda: Wada shaqeyn ayaa ka dhaxeysa Shacabka iyo Ciidamada Dowlada ee Gobolka Bakool

10:02 am | Taliyaha Ciidamada Dawlada ee Gobolka Bakool Korneel Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan Timacadde oo la hdlay Idaacadda…

Kenya oo Xukuntay Muwaadiniin Soomaali ah

9:56 am | Afar muwaadin oo udhashay dalka Soomaliya ayaa lagu xukumay ganaax dhan 5.5 milyan oo lacagta…

Ciidamada Dowladda Federaalka Iyo AMISOM Oo dib gacanta ugu dhigay Magaalada Marka

9:50 am | Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta Magaalada Marka…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

Dhageyso Meydka Qof la sheegay in uu ka mid ahaa diyaaradii matoorku dabka ka kacay oo ay hayaan maamulka gobolka shabeelaha dhexe

4:09 pm |   “Diyaaraddu markii ay hawada ku jirtay muddo 30-daqiiqo ah, ayaa waxaa ka yeeray kursi ku dhaganaa kii aan fadhiyay Qarax xoog leh, Dadkii Diyaaradda Sarnaana way isku dhex-yaaceen, waxayna arrintu ahayd mid fool xun,” ayuu yiri Wardheere oo intaas ku daray in kursigii ku xiray uu qaraxu duleeliyay.   Sidoo kale, ruuxan rakaabka diyaaradda…

Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur ay u sameysay shahaadooyina uu gudoonsiisay Hey.adda maxaligga ah ee SSWC

7:44 am | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com Arday qalin jabisay mudo 4 bilood ah hambalyo iyo soo dhaweynSubmit Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur loo sameeyey shahaadooyina uu gudoonsiiyey Maamulka dagmada Hodan ee Gobolka Banadir…

Jaamacada somaliya ku soo hiro UNIVERSATY OF SOMALIA Aqoon u doono

3:59 pm | http://www.uniso.edu.so/distance-learning-program-dlp/…

Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..,

5:45 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo dadkaba ina dhaafin karto macsidu (dunuubta), hadaynaan iska qaban dadka ku jira.   Sheekh Maxamed oo kaga hadlayey sababaha dhibaatooyinka dadka bani’aadamka ku dhaca iyo sida loogaga baxi karo ayaa yidhi   “Waxa dalka ka jirta abaaro iyo dhibaatooyin guud…

Faallo

Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..,

5:45 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo dadkaba ina dhaafin karto macsidu (dunuubta), hadaynaan iska qaban dadka ku jira.   Sheekh Maxamed oo kaga hadlayey sababaha dhibaatooyinka dadka bani’aadamka ku dhaca iyo…

Ururka Aala sheikh oo La wareegay Siyaasadii iyo Dhaqankii Beesha Murusade. ( DAAWO SAWIRADA )

6:46 pm | Labadii sano ee ugu dambeeyay qorshey ay wadeen ururka Aala Sheekh ayeey ku guuleysteen in…

VIDEO Dhageyso Gen. Gaafoow somaliland waxay soo qoreen warqad aynagu weydiisanayaan in aan u furno xafiiska bixiya baasaboorada Somaliga ah ( DAAWO SAWIRADA )

4:02 pm | Taliyaha Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ee Somalia Gen. Gaafoow Oo Ka Shifay Documants Uu Usoo…

Xasan Xundubey “6 Shiikh kaliya, mase 600 oo Shiikh!…”Dadka Xasan Shiikh diidani, yaysan diin ku soo gaban

7:27 am | Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa booqashadiisii kenya waxa ay soo cusboonaysay arin hore oo…

Sawiiro

BAYAAN: Beelaha Banaadiriga oo soo dhaweeyay Go’aannadii kasoo baxay Baarlamaanka Somalia

6:58 am | Kulan ay Golayaasha Beelaha Banaadiriga ku yeesheen Muqdisho Jimcihii shalay oo taariikhdu ahayd 29-kii Jannaayo, ayaa Waxay kasoo saareen Bayaan ay ku taageereen go’aankii kasoo baxay baarlamaanka Somalia kasoo ku aaddanaa doorashada dalka ka dhacaysa Sannadkan 2016, ayna kasoo hor-jeedaan…

Suugaan