Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Warar

Riek Machar oo noqonaya madaxweyne kuxigeen

3:52 pm | Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa madaxweyne ku xigeen u magacaabay ninka uu loolanka siyaasadeed…

Qorshaha nabadeynta Suuriya

3:38 pm | Qaramadda Midowbe ayaa isku dayeysa in ay agaasinto dulimaadyo badan oo samafal ah iyo kuwo…

WAR-SAXAAFADEED Kulan Casho Sharaf iyo soo dhawayn isugu jira oo uu Madaxweynaha JSL ku qaabilay wefti ka socday Ururka Jamaacada Carabta. ( DAAWO SAWIRADA )

3:35 pm |   Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo  ayaa xalay (11.02.2016) Qasriga Madaxtooyada casho sharaf  ku…

Kooxo hubeysan oo bambaano ku weeraray Ciidamada DFS ee Magaalada Marka

1:35 pm | Wararka laga helayo Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay…

Dhageyso Khudbooyinka oo dhameystiran kulan looga hadlayay arimaha amniga Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ( DAAWO SAWIRADA _

11:15 am | kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Taliska qaybta guud boliska Gobolka Banaadir waxaana ka soo…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka Jarmalka kaga Qeybgalaya shir ka 52aad ee Amniga oo ay ku kulmayaan 30 hogaamiye iyo 70 wasiir

11:06 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada…

Qaxootiga Suuriya ee xuduudda Turkiga Oo sii kordhaysa

5:24 am | Ilaa 50,000 oo qaxooti ayaa jooga xuduudda Turkiga ay la leedahay Suuriya ee u dhow…

Baarlamaanka Kenya oo ka hadlay Weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen Ciidamada Kenya ee Gobolka Gedo

5:21 am | Xildhibaanada Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa dood kulul ka yeeshay Weerarkii Xarakada Al Shabaab ay bishii…

Nato oo ilaalin doonta badda Aegean

5:19 am | Nato ayaa diyaar u ah inay ilaaliso badda Aegean si loo joojiyo kooxaha sharci darada…

Kulan looga hadlayo xabad joojin laga dhaqan galiyo dalka Syria oo Jarmalka ka socda

5:17 am | Dawlada Rushka ayaa wada qorshe  heshiis xabad joojin ah looga dhaqan galinayo wadanka Syria horaanta…

Mareykanka oo sheegay in Kenya uu ka taageerayo la Dagaalanka Al Shabaab

5:14 am | Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay Kenya ka taageereyso xoojinta Dagaalka ay kula…

VIDEO iyo Dhageysi Abuukaato Ceydiid Ilka Xanaf oo faahfaahin dheeri ah ka Bixiyey Xakunka Maxkamada sare Ay ku riday NOSOJ

3:23 pm |     Gudomiyaha maxakamada sare e somaliya abukati ceydiid c lahi ilka xanaf oo xafiiskiisa…

Dhageyso Xisbiga dadka Madaxda Soomaaliya iyo Wakiilada Bulshada Caalamka oo Heshiis Kuwada ah Fulinta Qasabuurka 4.5

12:34 pm | Waxaa shacabka Soomaaliyeed u cadaatay in madaxda sare ee dowladda Soomaliya iyo wakiilada bulshada caalamka…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

VIDEO CCTV oo Duubtay Qaabkii iyo Xeeladii diyaarada lagu galiyey Cumputerka ku dhaxqarxay Diyaarada

2:12 pm | Dhageyso Meyka Nin ka dhacay diyaarada oo xubnihiisu qaar ka maqan yhiin Qaar ka Mid ah wakaaladaha wararka ee caalamka ayaa warbixino ka qorey qaraxii diyarada daallo  waxaana jira sidoo kale hey.ado sirdoon oo ku howlan qaabkii loo  qarxiyey iyo dadkii ka danbeeyey waxaana loo qabqabtay shaqaale iyo masuuliyiin ka shaqeynayey  garoonka Muqdisho. Waxaanaay daaha…

Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur ay u sameysay shahaadooyina uu gudoonsiisay Hey.adda maxaligga ah ee SSWC

7:44 am | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com Arday qalin jabisay mudo 4 bilood ah hambalyo iyo soo dhaweynSubmit Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur loo sameeyey shahaadooyina uu gudoonsiiyey Maamulka dagmada Hodan ee Gobolka Banadir…

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka Nusuj Ururka Saxafiyiinta Qaranka Somaliyeed ee NUSOJ oo waayadaan Danbe hogaakiisa muran uu ka taagnaa taasi oo gaartay Maxkamada sare ee dalka oo Go.aan kama danbeys ah ka gaartay waxaana dood dheer iyo falan qeyn ka dib u aqoonsatay in…

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka Nusuj Ururka Saxafiyiinta Qaranka Somaliyeed ee NUSOJ oo waayadaan Danbe hogaakiisa muran uu ka taagnaa taasi oo gaartay Maxkamada sare ee dalka oo Go.aan kama danbeys ah ka gaartay waxaana dood dheer iyo falan qeyn ka dib u aqoonsatay in…

Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..,

5:45 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo dadkaba ina dhaafin karto macsidu (dunuubta), hadaynaan iska qaban dadka ku jira.   Sheekh Maxamed oo kaga hadlayey sababaha dhibaatooyinka dadka bani’aadamka ku dhaca iyo sida loogaga baxi karo ayaa yidhi   “Waxa dalka ka jirta abaaro iyo dhibaatooyin guud…

Faallo

Intaan sanado lacag alaab Baqaar ku jirta ka sugi lahaa waxaa iga fiican in aan Kursi madaxeed ku raadsado iyadaan lacag badan ka sameyn karaa

8:28 am | Mid ka mid ah ganacsatada Soomaliyeed ayaa u sheegay Bahda war baahinta in laga baxay xiligii lacagta laga abuuraayey ganacsi waxaa hada lacagta laga sameyaa waa Siyaasada waayo Hal malyan oo doolaraa ku shubanee dhwor bil kadib 10 Malyan baa…

Dhageyso khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka jeediyey xarunta baarlamaanka oo dhameystiran .

5:01 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad jeediyey fadhi aan caadi ahayn…

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka…

Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..,

5:45 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo…

Sawiiro

BAYAAN: Beelaha Banaadiriga oo soo dhaweeyay Go’aannadii kasoo baxay Baarlamaanka Somalia

6:58 am | Kulan ay Golayaasha Beelaha Banaadiriga ku yeesheen Muqdisho Jimcihii shalay oo taariikhdu ahayd 29-kii Jannaayo,…

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka Nusuj Ururka Saxafiyiinta Qaranka Somaliyeed ee NUSOJ oo waayadaan Danbe hogaakiisa muran uu ka taagnaa taasi oo gaartay Maxkamada sare ee dalka oo Go.aan kama…

Suugaan