Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Warar

Dhageyso Qarax Miino gaari si qarsoodi ah loogu xirey oo ka dhacay magaalada Muqdisho

1:55 pm | Bambaandaan ayaa ku Qaraxday gaari lagu soo xiray Degmada Wadajir kaasi oo uu saarnaa  Sargaal…

Gaari Kuwa dagaalka ah oo miino wado lagu aasay kula kacday mahadaay oo geystay qasaare dhimsho iyo dhawac leh

1:30 pm | Inta la og yahay 3 ka tirsanaa ciidamada ayaa geeriyootay,halka ilaa 4 kalena uu soo…

AMISOM oo Marka midna uga harin iyo Alshabaab oo Gacan ku heyntii la wareegay

10:57 am | Alshabaab oo si nabd ah kula wareegay Gacan ku heynta Magaalada Marka ee Gobolka Sh/hoose…

Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo markale dacwad ka dhan ah kenya u gudbiyay Maxkamadda Cadaaladda

7:06 am | Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ku sugan dalka Holland ayaa…

Al-Qadaafigii geeriyooday oo laga helay sawir saxaafada laga qariyay

6:59 am | Weriye ka tirsan Idaacadda BBC-da oo socdaal uu ku dabagalayo qaabkii ay Maleeshiyooyinka Libiya u…

Shaqaale ka xoogsada US oo shaqada looga cayriyey Fasaxa Tukashada Salaadaha

6:57 am | 53 Shaqaale Somali oo u shaqeeysa Shirkadda Ariens Company ee ku taalla Gobalka Wisconsin ayaa…

Afrika oo “daawa mamnuuc ah” lagu iibiyo

6:48 am | Cilmi baaris cusub oo ay soo saartay jaamacadda Oxford ayaa waxaa lagu sheegay in daawada…

Sucuudiga oo Ciidamo u diraya Suuriya

6:46 am | Afhayeenka militariga Sucuudiga, Axmed Asiri waxa uu sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu…

EAC: Burundi lagama saarayo dalalka Bariga Afrika

6:44 am | Golaha sharci dejinta ee Bariga Afrika, ayaa sheegay in Burundi aan laga saareynin ururka. Go’aanka…

Maareeye”Warbaahinta Madaxa Banaan iyo Ururada Bulshada ha keenaan Xubnahoodii”

6:42 am | War Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay…

Kenya oo sheegtay in ay xoojineyso Howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab

6:40 am | araakiisha Booliska iyo kuwa Militariga Dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay xoojiyeen howlgallada…

Kenya oo u ogolaatay Gaadiidka WFP in ay galaan Dalka Soomaaliya

6:34 am | Hay’adda Cunnada Aduunka (WFP)  ayaa shaaca ka qaaday Dowladda Kenya in ay u ogolaatay Gaadiidkeeda…

Booliska iyo Militariga Dowlada oo isaga baxay Magaalada Marka ee Gobolka Sh.Hoose

6:32 am | Wararka laga helayo Magaalada Marka ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska iyo kuwa Militariga Dowladda Soomaaliya…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

Dhageyso Meydka Qof la sheegay in uu ka mid ahaa diyaaradii matoorku dabka ka kacay oo ay hayaan maamulka gobolka shabeelaha dhexe

4:09 pm |   “Diyaaraddu markii ay hawada ku jirtay muddo 30-daqiiqo ah, ayaa waxaa ka yeeray kursi ku dhaganaa kii aan fadhiyay Qarax xoog leh, Dadkii Diyaaradda Sarnaana way isku dhex-yaaceen, waxayna arrintu ahayd mid fool xun,” ayuu yiri Wardheere oo intaas ku daray in kursigii ku xiray uu qaraxu duleeliyay.   Sidoo kale, ruuxan rakaabka diyaaradda…

Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur ay u sameysay shahaadooyina uu gudoonsiisay Hey.adda maxaligga ah ee SSWC

7:44 am | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com Arday qalin jabisay mudo 4 bilood ah hambalyo iyo soo dhaweynSubmit Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur loo sameeyey shahaadooyina uu gudoonsiiyey Maamulka dagmada Hodan ee Gobolka Banadir…

Jaamacada somaliya ku soo hiro UNIVERSATY OF SOMALIA Aqoon u doono

3:59 pm | http://www.uniso.edu.so/distance-learning-program-dlp/…

halista RIBBADA iyo Sheekh Maxamed C. Dirir

2:29 pm | Sheekh Dirir: Baarlamaanka Waxaynu Leenahay Idinkuna Ha Lumina, Dadkana Ha Luminina Ee Intaydaan U Codeyn Ribbada Cilmi U Yeesha Diinta. “Xeerkan xildhibaana cadeeyeen inuu ribbo yahay, oo qofkii soo qaaday, Madaxweynahii loo keenay iyo dalka laga keenayba waa…” “laakiin waa nasteexo, cayna ma taalo, hadii raga qaarkii culimada caayeen, fawdana ma jirto xukuumada ku kaca…

Faallo

Ururka Aala sheikh oo La wareegay Siyaasadii iyo Dhaqankii Beesha Murusade. ( DAAWO SAWIRADA )

6:46 pm | Labadii sano ee ugu dambeeyay qorshey ay wadeen ururka Aala Sheekh ayeey ku guuleysteen in ay beelaha soomaaliyeed ururkooda hoos geeyaan si sanadkaan doorashada ka dhicidoonta Soomaaliya ugu soo baxaan. Beesha Murusade ayaa noqotay Beesha Gabi ahaanba ururkaasi gacanta loo…

VIDEO Dhageyso Gen. Gaafoow somaliland waxay soo qoreen warqad aynagu weydiisanayaan in aan u furno xafiiska bixiya baasaboorada Somaliga ah ( DAAWO SAWIRADA )

4:02 pm | Taliyaha Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ee Somalia Gen. Gaafoow Oo Ka Shifay Documants Uu Usoo…

Xasan Xundubey “6 Shiikh kaliya, mase 600 oo Shiikh!…”Dadka Xasan Shiikh diidani, yaysan diin ku soo gaban

7:27 am | Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa booqashadiisii kenya waxa ay soo cusboonaysay arin hore oo…

Qormo Arimaha Bulshada Quseysa‏ Qalinkii Abdikamil Yusuf Mohamud

4:34 pm | اسمع مني ولا تسمع عني Iga maqal ani oo ha iga Maqal qof kale. Gogol…

Sawiiro

BAYAAN: Beelaha Banaadiriga oo soo dhaweeyay Go’aannadii kasoo baxay Baarlamaanka Somalia

6:58 am | Kulan ay Golayaasha Beelaha Banaadiriga ku yeesheen Muqdisho Jimcihii shalay oo taariikhdu ahayd 29-kii Jannaayo, ayaa Waxay kasoo saareen Bayaan ay ku taageereen go’aankii kasoo baxay baarlamaanka Somalia kasoo ku aaddanaa doorashada dalka ka dhacaysa Sannadkan 2016, ayna kasoo hor-jeedaan…

Suugaan