Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Wararka Maanta

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Uganda‏ ( DAAWO SAWIRADA )

10:10 pm | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub…

SOMALISAN.COM ViDEO Wasaarada Waxbarashada ayaa sheegtay in 19112 arday ay u fadhiisan doonaan 46 xarumood

10:03 pm | Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan…

Arday ka tirsan kulyadda Xanaanada iyo daweynta xoolaha ee jaamacadda Soomaaliya oo tababar ku qaatay beer lagu dhaqo lo’da (SAWIRRO)

8:54 am | Wafdi uu hormuud u yahay gudoomiye ku xigeenka jaamacadda Soomaaliya ayna xubna ka ahaayeen, hormuudka…

Somali loo heysto qaraxyo ay dad ku dhamaadeen oo la horgeynayo maxkada ku taal sii aqri

8:28 am | Xili ay dhalinyaro badan ay ku xirxiran yihiin aduunka dacaladiisa kuwaas oo aanay eheladooda la…

Shirkii dhaqanka isimada somaliyeed ee Qardho oo furmay ( DAAWO SAWIRADA )

6:44 pm | Waxaa ka furmay Magaalada Qardho shirka Madasha Wadatashiga Hoggaanka Dhaqanka Soomaaliya. Shirka waxaa ka soo…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

SOMALISAN.COM Haafka Baasto Ahi,Maraq Maleh! W/Q: Mohamed Hassan Daacad‏

7:58 am | Waa Maalin jawi ahaan ii wanaagsanayd,waxaan kasoo faro-xashay shaqo-adag oo aan subaxaas u kallahay,kana soo fulinayay goob Magaaladda ka baxsan. Marka laga yimaaddo saamaynta safarka kooban ee aan gallay  igu keenay,haddana waxay u muuqatay mid wax kastaaba sidii looggu tallo-galay ay kusoo idlaaddeen,waxaanan ku tallo-jiraa in aan maareeyo hawl-maalmeedyo iyo ballamo shaqsiyaad oo aan maalintaas…

somalisan.com ka dhageyso Xasan Sheekh oo sheegay in Gabdhbo iyo Wiilal somaliyeed shaqo u aadi doonaan Sacuudiga safaarada iyo dowladuna la socon doonaan xaladooda

8:01 pm | Madaxweynaha dowlada fadaraalka Somaliya Xasan Sheikh maxamuud oo wareysi siinayey idaacada Codka mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in maalmahaan shacabka Somaliyeed siyaabo kala duwan uga hadlayeen ,taasi oo aheyd in dalka Sacuudiga loo dirayo gabdho iyo wiilal Somaliyeed si ay uga soo shaeystaan iyo Heshiis ay wada galeen dowladaha Somaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga waxaana jiray…

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Uganda‏ ( DAAWO SAWIRADA )

10:10 pm | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Jamhuuriyadda Uganda u fadhin doona dalka Danjire Prof Sam Tulya Muhika. Madaxweynaha ayaa danjiraha u xaqiijiyey in Soomaaliya ay si buuxda ula shaqeyn doonto, una fududeyn doonto xil gudashadiisa. Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa sidoo kale ka wadahadley xoojinta…

Wareysiyo

somalisan.com Diidaa iyo is-dabaalisaaba cumar faaruuq waa xoghayaha guud ee nusoj.

5:12 pm | Waa faalo uu qorey Cabdulaahi Xasan Shiiqaalow Taariiqdu waa been ma sheegto, shaley waxii dhacey iyo maanta waxii taagan taariiqda ayaa lagu qoraa, dhawr iyo toban sanno ka hor ayaa dhidibadda loo taagey Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, magac…

somalisan.com VIDEO Dowlada sacuudiga oo somalida dalkeeda ku nool aan soo tarxiili doonin iyo 50 kun oo sanad walba aadi doonto

2:24 pm | Dowlada Somaliya oo sheegtay in Sanadkasta Dalka sacuudiga loo dirayo 50 kun oo ka shaqeyn…

somalisan.com C/Raxmaan Aadan Barrow oo Noqday Nabadoonka Afey Maqaafaad ee daguuro Maxamed ( DAAWO SAWIRADA )

5:37 pm |   Waxaa Munaasabad balaaran oo ka dhacday Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho lagu caleemo saaray…

somalisan.com ka dhageyso Xasan Sheekh oo sheegay in Gabdhbo iyo Wiilal somaliyeed shaqo u aadi doonaan Sacuudiga safaarada iyo dowladuna la socon doonaan xaladooda

8:01 pm | Madaxweynaha dowlada fadaraalka Somaliya Xasan Sheikh maxamuud oo wareysi siinayey idaacada Codka mareykanka ayaa shaaca…

Sawiiro

somalisan.com Diidaa iyo is-dabaalisaaba cumar faaruuq waa xoghayaha guud ee nusoj.

5:12 pm | Waa faalo uu qorey Cabdulaahi Xasan Shiiqaalow Taariiqdu waa been ma sheegto, shaley waxii dhacey…

somalisan.com C/Raxmaan Aadan Barrow oo Noqday Nabadoonka Afey Maqaafaad ee daguuro Maxamed ( DAAWO SAWIRADA )

5:37 pm |   Waxaa Munaasabad balaaran oo ka dhacday Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho lagu caleemo saaray…

Hala badbaadiyo da’yarta iyo daadka roobka ee baddaha galay! Qalinkii: maxamed cumar jibriil (moj)

6:30 pm | Sannad kasta, Bil kasta  todobaadka iyo  maalintii timaadba  waxa si xawli ah ku socda qulqulka tahriibta ee da’yarta Soomaaliyeed ay ku qubanayaan baddaha kala duwan iyaga oo  ujeed koodu yahay sidii ay nolol mida dalka taala  uga raadsan lahaayeen waddamada…

videos