Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Wararka Maanta

SOMALISAN.COM Abdi Warsame iyo Tarjubaanada Somaaliyeed Oo Guul Weyn Soo Hoyay

9:45 am | Minneapolis: Gudoomiyaha degmada 6’aad Mudane Abdi Warsame ayaa labadii isbuuc lasoo dhaafay dedaal dheer u…

Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay go’aanka M/weyne Xasan uu ka qaatay Hanaanka Doorasho

8:47 pm | Warsaxaafadeed ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa si wadajir ah loogu soo dhaweeyay talaabada Madaxweynaha…

Binali oo loo magacaabay gudoomiyaha xisbiga AK

8:41 pm | Binali Yildirim ayaa loo magacaabay hogaamiyaha xisbiga talada dalka Turkiga haya ee AK. Yildirim ayaa…

SOMALISAN.COM video Madaxweynaha oo xeer ka soo saaray hannaanka doorashada 2016{Warsaxaafadeed}

7:19 pm | Muqdisho, 22 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray…

Dad lagu Dilay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud

7:18 pm | Wararka naga soo gaaraya Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Galabta lagu…

Faah Faahin: Qarax Khasaaro sababay oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Jowhar

7:00 pm | Wararka aan ka heleyno Garoonka Magaalada Jowhar ayaa ku soo warramaya in Kooxo Hubeysan ay…

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegay in hoggaanka Shirka Jowhar loo soo celiyay

6:56 pm | Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta ku dhawaaqay…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

SOMALISAN.COM Haafka Baasto Ahi,Maraq Maleh! W/Q: Mohamed Hassan Daacad‏

7:58 am | Waa Maalin jawi ahaan ii wanaagsanayd,waxaan kasoo faro-xashay shaqo-adag oo aan subaxaas u kallahay,kana soo fulinayay goob Magaaladda ka baxsan. Marka laga yimaaddo saamaynta safarka kooban ee aan gallay  igu keenay,haddana waxay u muuqatay mid wax kastaaba sidii looggu tallo-galay ay kusoo idlaaddeen,waxaanan ku tallo-jiraa in aan maareeyo hawl-maalmeedyo iyo ballamo shaqsiyaad oo aan maalintaas…

somalisan.com ka dhageyso Xasan Sheekh oo sheegay in Gabdhbo iyo Wiilal somaliyeed shaqo u aadi doonaan Sacuudiga safaarada iyo dowladuna la socon doonaan xaladooda

8:01 pm | Madaxweynaha dowlada fadaraalka Somaliya Xasan Sheikh maxamuud oo wareysi siinayey idaacada Codka mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in maalmahaan shacabka Somaliyeed siyaabo kala duwan uga hadlayeen ,taasi oo aheyd in dalka Sacuudiga loo dirayo gabdho iyo wiilal Somaliyeed si ay uga soo shaeystaan iyo Heshiis ay wada galeen dowladaha Somaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga waxaana jiray…

Crystal Palace 1-2 Manchester United

5:57 pm | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com…

SOMALISAN.COM Abdi Warsame iyo Tarjubaanada Somaaliyeed Oo Guul Weyn Soo Hoyay

9:45 am | Minneapolis: Gudoomiyaha degmada 6’aad Mudane Abdi Warsame ayaa labadii isbuuc lasoo dhaafay dedaal dheer u galay inuu hor-istaago sharciga (SF2177) oo horyaalay labada aqal ee sharci dejinta gobolka Minnesota.   Sharcigaan oo la horgeeye mudanaayasha Barlamaanka Gobolka Minnesota ayaa culays iyo xayirad saari lahaa tarjubaanada caafimaadka ka shaqeeya gobolka Minnesota.   Abdi Warsame oo la…

Wareysiyo

somalisan.com Diidaa iyo is-dabaalisaaba cumar faaruuq waa xoghayaha guud ee nusoj.

5:12 pm | Waa faalo uu qorey Cabdulaahi Xasan Shiiqaalow Taariiqdu waa been ma sheegto, shaley waxii dhacey iyo maanta waxii taagan taariiqda ayaa lagu qoraa, dhawr iyo toban sanno ka hor ayaa dhidibadda loo taagey Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, magac…

somalisan.com VIDEO Dowlada sacuudiga oo somalida dalkeeda ku nool aan soo tarxiili doonin iyo 50 kun oo sanad walba aadi doonto

2:24 pm | Dowlada Somaliya oo sheegtay in Sanadkasta Dalka sacuudiga loo dirayo 50 kun oo ka shaqeyn…

somalisan.com C/Raxmaan Aadan Barrow oo Noqday Nabadoonka Afey Maqaafaad ee daguuro Maxamed ( DAAWO SAWIRADA )

5:37 pm |   Waxaa Munaasabad balaaran oo ka dhacday Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho lagu caleemo saaray…

somalisan.com ka dhageyso Xasan Sheekh oo sheegay in Gabdhbo iyo Wiilal somaliyeed shaqo u aadi doonaan Sacuudiga safaarada iyo dowladuna la socon doonaan xaladooda

8:01 pm | Madaxweynaha dowlada fadaraalka Somaliya Xasan Sheikh maxamuud oo wareysi siinayey idaacada Codka mareykanka ayaa shaaca…

Sawiiro

somalisan.com Diidaa iyo is-dabaalisaaba cumar faaruuq waa xoghayaha guud ee nusoj.

5:12 pm | Waa faalo uu qorey Cabdulaahi Xasan Shiiqaalow Taariiqdu waa been ma sheegto, shaley waxii dhacey…

somalisan.com C/Raxmaan Aadan Barrow oo Noqday Nabadoonka Afey Maqaafaad ee daguuro Maxamed ( DAAWO SAWIRADA )

5:37 pm |   Waxaa Munaasabad balaaran oo ka dhacday Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho lagu caleemo saaray…

Hala badbaadiyo da’yarta iyo daadka roobka ee baddaha galay! Qalinkii: maxamed cumar jibriil (moj)

6:30 pm | Sannad kasta, Bil kasta  todobaadka iyo  maalintii timaadba  waxa si xawli ah ku socda qulqulka tahriibta ee da’yarta Soomaaliyeed ay ku qubanayaan baddaha kala duwan iyaga oo  ujeed koodu yahay sidii ay nolol mida dalka taala  uga raadsan lahaayeen waddamada…

videos