Logo_Dahabshiil_cusub Ceelasha-Gedo Logo_Dahabshiil_cusub Somaliasan
Dhacdooyinka

Wariyayaal Aljazeera oo la xukumay

3:38 pm | Maxkamad dalka Masar ayaa ku xukuntay saddex wariyayaal oo ka tirsan Aljazeera TV saddex sanno…

Ismarasho Waa Ma Huraan Aan Lagu Kala Hareyn Balse Lagu Kala Hormarayo

2:30 pm | Ismarasho Waa Ma Huraan Aan Lagu Kala Hareyn Balse Lagu Kala Hormarayo Madaxda sare ee…

Aqriso Liiska Magacyada iyo wasaaradaha Maamulka Galmudug State

6:43 pm | Cadaado(Ramaas)August-28-2015-Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada kadib markii dhawaan madaxweynaha maamulka loo doortay.…

Calanka Somaliland oo loo Ekeysiiyey Calanka Somaliya iyo Xiisad ka dhalatay Hargeysa.

10:05 am | Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Sheegay in uu wax ka badal ku sameyn…

Harqaanlihii waalnaa !!‏

3:24 pm | Dunida aanu joogno hadba waqtigu wuxuu is guro , taariikhduna ay iskeed u qoranto, waayuhuna…

Ciidamo ka socda kilinka 5aad oo gudaha Somaliya ka dagaalamaya

2:47 pm | Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay inay ciidamada deegaankiisa…

TV iyo Idaacad ay yeelatay Magaalada Kismaayo oo howlgalay

2:38 am | Telefishinka dowladda Jubbaland ee Jubbaland Tv ayaa si tijaaba ah usoo galay hawada Waxaana laga…

VIDEO Norway oo 1800 caruur ah ka qaadatay Soomaalida:

5:50 pm | Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyay nolosha Soomaalida Norway oo ka hadlaya dhibaatooyinka Soomaalida ay…

Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM Nicholas Kay oo diiday Mooshinka Maxaa yaal hee

5:39 pm | Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa cambaareeyey dadaallada ay qaar…

VIDEO Xabaal wadareyd laga Helay Hargeysa oo dib loo aasay

5:29 pm | Illaa Afartameeyo Qof oo la-fahooda laga helay khabri keliya oo horay loogu duugay ayaa laga…

TVga Universal Filimkii looga Mamnuucay Jubbooyinka

5:41 pm | War kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa gabi ahaan gobolada Jubbaland ee kala ah Jubbada…

Meydadka Dhalinyaro somaliyeed oo lagu arkay Magaalada Nairobi

5:12 pm | Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka  Kenya ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay…

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Axmed Maxaned Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday dalka kuwait ( DAAWO SAWIRADA )

3:11 pm | oo uu hogaaminaayey madaxa hay”adda samofalka kuwait fan oo uu hogaaminaayey Sacad Al Cuyabi oo…

VIDEO suxufi Ethiopian ah oo Muqdisho Flim Ruqsad la.aan ah ka duubtay Goobaha Burbursan xoga saaray

6:51 am | Ben Kebede oo ah suxufi u dhashay dalka Itoobiya, ayaa dhowaan warbixin maqal iyo muuqaal…

SANADGUURADII 1AAD EE SODA KING OO SI WAYN LOOGU DAMAASHAADAY MUQDISHO ( DAAWO SAWIRADA

5:53 pm | Kumanaan dadweyna ah ayaa maanta isugu soo baxay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho iyagoo u…

SEDDEXDA CISHO EE UGU SAAMEYNTA BADAN SANADKA 2015-KA

7:35 pm | 26, 27, iyo 28-ka bishaan August ee 2015-ka waa seddex cisho oo si gaar ah…

19 August 2011 waa maalin taariikhi ah, Booqashadii 1aad ee Erdogan

3:21 am | Maanta oo kale waa sanadguuradii 4aad ee ka soo wareegtay booqashadii 1aad ee Somalia uu…

Sababta Ay Dalalka Faqiirka Ahi Ugu Horumari Waayeen Caawimada Reer Galbeedka

7:30 pm | Dhaqaalaha Sports Ciyaaraha Rayiga Dadweeynaha Arimaha Diinta Shaqooyinka Banaan Sababta Ay Dalalka Faqiirka Ahi Ugu…

Wiil uu dhalay Usaama Bin Laden oo ku baaqay in la weeraro Magaaloyin ku yaal qaarado akala duwan

7:18 pm |     Wiil uu dhalay Hoggaamiyihii hore ee Urur-weynaha Al-Qaacida, Osama Bin Laden ayaa soo…

VIDEO MURAANKA U DHEXAYA SOMALIYA IYO KEYNA ee dhanka bada

5:57 am | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Follow Us on Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

Ismarasho Waa Ma Huraan Aan Lagu Kala Hareyn Balse Lagu Kala Hormarayo

2:30 pm | Ismarasho Waa Ma Huraan Aan Lagu Kala Hareyn Balse Lagu Kala Hormarayo Madaxda sare ee ku guuleystey doorashadii 2012ka ka dhacday Soomaaliya ma aysan noqon kuwo la mahdiyey hogaankooda kadib markii ay ku guuldareysteen dhameystirka qorshihii dib loogu dhisayey dowlad Soomaaliyeed oo dhameystiran,iskeedna isku maamuli karta. Qorshahaas waxaa ka dhimanaa in la sameeyo maxkamadda dastuurka,…

Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur ay u sameysay shahaadooyina uu gudoonsiisay Hey.adda maxaligga ah ee SSWC

7:44 am | Arday qalin jabisay mudo 4 bilood ah hambalyo iyo soo dhaweynSubmit Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur loo sameeyey shahaadooyina uu gudoonsiiyey Maamulka dagmada Hodan ee Gobolka Banadir Munaasibada Haweenkaan danyarta ah lagu gudoonsiiyey qalabka ay ku shaqeystaan iyo shahaadoonka ayaa lagu qabtay xarunta ururka badbaadada haweenka iyo…

Isku Aadka Kooxaha Ee Champions League Oo La Soo Saaray

6:30 pm | Isku Aadka Kooxaha Ee Champions League Oo La Soo Saaray Kooxda Arsenal ayaa waxa ay markii saddexaad muddo afar sano gudahood ah ay ciyaaraha Champions League-ga ka hortegi doontaa kooxda Jarmalka ee Bayern Munich, kaddib markii ay wada galeen hal group. Manchester United waxa ay la ciyaari doontaa PSV Eindhoven, iyadoo weeraryahanka reer Holand ee…

Xijaabka Gabadha muslimada ah

11:13 am | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com…

Faallo

Ismarasho Waa Ma Huraan Aan Lagu Kala Hareyn Balse Lagu Kala Hormarayo

2:30 pm | Ismarasho Waa Ma Huraan Aan Lagu Kala Hareyn Balse Lagu Kala Hormarayo Madaxda sare ee ku guuleystey doorashadii 2012ka ka dhacday Soomaaliya ma aysan noqon kuwo la mahdiyey hogaankooda kadib markii ay ku guuldareysteen dhameystirka qorshihii dib loogu dhisayey dowlad…

Aqriso Liiska Magacyada iyo wasaaradaha Maamulka Galmudug State

6:43 pm | Cadaado(Ramaas)August-28-2015-Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada kadib markii dhawaan madaxweynaha maamulka loo doortay.…

Calanka Somaliland oo loo Ekeysiiyey Calanka Somaliya iyo Xiisad ka dhalatay Hargeysa.

10:05 am | Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Sheegay in uu wax ka badal ku sameyn…

Harqaanlihii waalnaa !!‏

3:24 pm | Dunida aanu joogno hadba waqtigu wuxuu is guro , taariikhduna ay iskeed u qoranto, waayuhuna…

Suugaan