Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Warar

Dad Barakacayaal ah oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

7:07 am | Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Koox Hubeysan ay…

Guddoomiye Jawaari oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

7:03 am | Iyadoo Maanta Adduunka laga xusayo Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo ah Kowda May ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka…

Wadahadalada colaadda Yemen oo billowday

7:01 am | Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Yemen ayaa yeeshay wadahadaladoodii ugu horeeyay Isaragan ayaa ah fool ka…

Ku dhawaad 100 qof oo Soomaali ay ka mid yihiin oo lagu la’yahay Biyaha u dhexeeya Libya iyo Italy

6:52 am | Doonidan oo ay la socdeen ugu yaraan 84 Ruux, oo doonayay in ay gaaraan Xeebaha…

somalisan.com Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u gudbiyey Golaha Baarlamaanka Hannaanka guud ee Geeddi Socodka Doorashada 2016. ( DAAWO SAWIRADA

5:22 pm | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta u gudbiyey…

somalisan.com Doorashii Madaxweynaha Somaliya oo dib uga dhacday Xiligii la filayey

12:01 pm | Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa hortagay Golaha Baarlamaanka Dowlada Somaliya wuxuuna shaaca…

somalisan.com Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida oo beybadho xakuno dil ah iyo Xabsi ku riday dad lagu soo eedeeyeydanbiyo kala duwan

10:55 am | Maxkamada sare ee ciidamada oo diiday racfaan ay qaateen shan nin oo dil loogu xukumay…

somalisan.com Somaliland oo xilka qaadis ku sameysay masuuliyiin ka tirsan maamulkaas

10:21 am | WAR-SAXAAFADEED  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay,…

Robabkii Guga oo ka da’ay Magalaada Baladweyne

8:11 am | Degmooyin iyo deegano ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Somalia ayaa waxaa   ka curtay roobabkii…

Madaxweyne Jacob Zuma Oo Qarka Usaaran in Maxkamada Loga Yeero

8:08 am | Arrintani ayaa timid kaddib markii maxkamadda sare ee dalkaasi ee fadhigeedu yahay magaalada Pretoria ay…

Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in labo bil lagu kordhinayo waqtiga ay dhaceyso doorashada

7:46 am | Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in isaga iyo Guddoonka Baarlamaanka ay…

Xabad joojin Suuriya ka dhaqangalaysa maanta

7:41 am | Xabad joojin ku meelgaar ah oo uu ballanqaaday milatariga Suuriya ayaa lagu wadaa in ay…

Kenya oo gubaysa fool maroodi

7:39 am | Kenya ayaa lagu wadaa in ay gubta maanta in ka abdan 100 tan oo foolka…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

somalisan.com ka dhageyso Xasan Sheekh oo sheegay in Gabdhbo iyo Wiilal somaliyeed shaqo u aadi doonaan Sacuudiga safaarada iyo dowladuna la socon doonaan xaladooda

8:01 pm | Madaxweynaha dowlada fadaraalka Somaliya Xasan Sheikh maxamuud oo wareysi siinayey idaacada Codka mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in maalmahaan shacabka Somaliyeed siyaabo kala duwan uga hadlayeen ,taasi oo aheyd in dalka Sacuudiga loo dirayo gabdho iyo wiilal Somaliyeed si ay uga soo shaeystaan iyo Heshiis ay wada galeen dowladaha Somaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga waxaana jiray…

somalisan.com Jaaliyada Beesha karanle hawiye oo ka soo horjeestay qaabka maamulka GobolkaBanaadir u magacaabay Gudi dhawaan Muqdisho uu uga dhawaaqay

6:16 am | Shirka dhacay Magaalada London ee Caro ingiriis ayaa lagu mucaaraday maamulka Gobolka banaadir Shirkaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada beesha karanle ee London waxaana diirada lagu saarayey gudi dhawaan uumaamulkukudhawaaqay kaasi oo dhismhiisa ay dhaliileen Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Culumaa’udiin, Haween iyo Dhalinayro iyo Waxgarad kale , waxa…

Faallo

somalisan.com Faallo:Muxu Uu Tahriibay Saxiibkay Rafiiqa Nolasha Wada Lahayn ? W/Q: Suxufi Khadar Hanad

10:36 am | Nolashu waxa ay ku fiican tahay inaad leedahay saxiib kula jecel wanaaga iyo hormarkaaga oo xaalad kasta oo ku soo wajahda kula furdaamiya lakiin hadi aad noqdo qof aan ku kalsonayn hal qof oo aad wada marayn kartaan hagardamooyin badan…

somalisan.com Qormo Xiisa Badan oo u qorey faalo Qore sare Abuukar Salaad Diiriye ( Fray )

6:35 pm | Masiibo weyn oo naxdin leh. Nin lagu magacaabo Yacquub Cismaan Nuur ayaa waxa uu guursaday…

Faalo Ma dad baa, doqoneey dabkaa ba’! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

5:54 pm | Iyadoo kaba la’ oo ordaysa ayay haddana sinta ku sidday inantii ay dhashay ee ay…

Sawiiro

somalisan.com 1,634 eedeysane oo sanadkaan lagu fuliyey Xukuno dil toogasho iyo Qisaas ah

5:18 pm | Shaxda Amnesty International waxaa lagu xusay in Iran lagu dilay 97 qof, Pakistan 326 qof,…

somalisan.com VIDEO Warsaxaafadeedka Qodobada Heshiiska Puntland iyo Dowlada waa sidaan

5:44 pm | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo…

Suugaan