Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Warar

Kulan Looga hadlay Dar Dar Gelinta Howlgalka AMISOM Oo Ka Dhacaya Nairobi

3:08 pm | Saraakiisha Ciidamada dalalkooda ay ka mid ka yihiin howlgalka AMISOM ee Somalia ayaa kulan looga…

Maalinta Ciidanka Badda Soomaaliyeed Oo Muqdisho Looga dabaal dagay

2:26 pm | Munaasabadani oo ahayd mid lagu maamusayay Aasaaskii Ciidanka Badda Soomaaliyeed ayna ka qeyb galeen Wasiiro…

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay Go’aankii Madaxweynaha ee Baaritaanka

2:19 pm | Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxa’ed Sheekh Cusmaan Jawaari oo Maanta Shir Gudoomiyay Kulan ay Xildhibaanada…

Wadaad Lagu Gowracay Duleedka Degmada Buulobarde

8:38 am | Dableey ayaa xalay gurigiisa kala soo baxay kadibna gowracay Nin Magaciisa lagu sheegay Sheekh Cabdullaahi…

Sharciga Cusub ee Faransiiska

6:42 am | Hindise muran weyn dhaliyay oo ku saabsan isbadal lagu sameeyo sharciga jinsiyadda dalka Faransiiska ayaa…

Trump iyo Sanders oo ku soo baxay doorashadii New Hampshire

6:39 am | Musharixiinta kala ah Donald Trump iyo Bernie Sanders ayaa ku kala guuleystay tartanka is reeb-reebka…

Midowga Africa Oo Cambaareeyay Lacago Dhimis Midowga Yurub uu ku sameeyay Howlgalka AMISOM

6:18 am | Ururka Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyay go’aankii ay dhawaan Ururka Midowga Yurub dhaqaalaha…

Kenya Oo Soo Celineysa Qaxotiga Soomaaliyeed Xilli Cuno Yari Laga Sheegay Soomaaliya

6:15 am | Iyadoo Qaramada Midoobay ay shaacisay in cunna yari baahsan ay ka jirto Dalka Soomaaliya ayaa…

Kulan ay wada qaateen raiisal wasaare Cumar iyo Qeybaha kala duwan ee Haweenka oo Muqdisho ka dhacay ( DAAWO SAWIRADA )

5:57 pm | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haween ka…

VIDEO CCTV oo Duubtay Qaabkii iyo Xeeladii diyaarada lagu galiyey Cumputerka ku dhaxqarxay Diyaarada

2:12 pm | Dhageyso Meyka Nin ka dhacay diyaarada oo xubnihiisu qaar ka maqan yhiin Qaar ka Mid…

Jarmalka: Tareeno isku dhacay

1:54 pm | Laba tareen ayaa isku dhacay gobolka Bavaria ee Jarmalka, iyadoo boliiska ay sheegayaan in ugu…

Cabdikariin Xuseen Guuleed: ” Hobyo waqti badan ayey qaadanee Maamul u sameynteeda”.

1:19 pm | Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in waqti badan ay ku bixinayaan maamul…

Faah Faahin: Duqeymo Khasaaro Sababay oo ka dhacay Beerxaani

1:15 pm | Inta la xaqiijiyay 3 qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay tiro intaas ka badan…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

Dhageyso khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka jeediyey xarunta baarlamaanka oo dhameystiran .

5:01 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad jeediyey fadhi aan caadi ahayn ee uu Baarlamaanka Federaalka. ku yeeshay xarunta golaha shacabka. Madaxweyanaha oo ka hadlayey xaaladda amni ee dalka ayaaa soo hadal qaaday weerarkii ugu dambeeyey ee ay kooxda Al Shabaab ka geysatay Liido isaga oo ku tilmaamay weerarkaas inuu ahaa mid…

Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur ay u sameysay shahaadooyina uu gudoonsiisay Hey.adda maxaligga ah ee SSWC

7:44 am | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com Arday qalin jabisay mudo 4 bilood ah hambalyo iyo soo dhaweynSubmit Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur loo sameeyey shahaadooyina uu gudoonsiiyey Maamulka dagmada Hodan ee Gobolka Banadir…

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka Nusuj Ururka Saxafiyiinta Qaranka Somaliyeed ee NUSOJ oo waayadaan Danbe hogaakiisa muran uu ka taagnaa taasi oo gaartay Maxkamada sare ee dalka oo Go.aan kama danbeys ah ka gaartay waxaana dood dheer iyo falan qeyn ka dib u aqoonsatay in…

Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..,

5:45 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo dadkaba ina dhaafin karto macsidu (dunuubta), hadaynaan iska qaban dadka ku jira.   Sheekh Maxamed oo kaga hadlayey sababaha dhibaatooyinka dadka bani’aadamka ku dhaca iyo sida loogaga baxi karo ayaa yidhi   “Waxa dalka ka jirta abaaro iyo dhibaatooyin guud…

Faallo

Intaan sanado lacag alaab Baqaar ku jirta ka sugi lahaa waxaa iga fiican in aan Kursi madaxeed ku raadsado iyadaan lacag badan ka sameyn karaa

8:28 am | Mid ka mid ah ganacsatada Soomaliyeed ayaa u sheegay Bahda war baahinta in laga baxay xiligii lacagta laga abuuraayey ganacsi waxaa hada lacagta laga sameyaa waa Siyaasada waayo Hal malyan oo doolaraa ku shubanee dhwor bil kadib 10 Malyan baa…

Dhageyso khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka jeediyey xarunta baarlamaanka oo dhameystiran .

5:01 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad jeediyey fadhi aan caadi ahayn…

Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..,

5:45 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo…

Ururka Aala sheikh oo La wareegay Siyaasadii iyo Dhaqankii Beesha Murusade. ( DAAWO SAWIRADA )

6:46 pm | Labadii sano ee ugu dambeeyay qorshey ay wadeen ururka Aala Sheekh ayeey ku guuleysteen in…

Sawiiro

BAYAAN: Beelaha Banaadiriga oo soo dhaweeyay Go’aannadii kasoo baxay Baarlamaanka Somalia

6:58 am | Kulan ay Golayaasha Beelaha Banaadiriga ku yeesheen Muqdisho Jimcihii shalay oo taariikhdu ahayd 29-kii Jannaayo, ayaa Waxay kasoo saareen Bayaan ay ku taageereen go’aankii kasoo baxay baarlamaanka Somalia kasoo ku aaddanaa doorashada dalka ka dhacaysa Sannadkan 2016, ayna kasoo hor-jeedaan…

Suugaan