Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Warar

Odawaa Oo Ahlusunna Ugu Baaqay Wada-hadal

8:41 am | Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo shalay gaaray degmada Hobyo ee…

Intaan sanado lacag alaab Baqaar ku jirta ka sugi lahaa waxaa iga fiican in aan Kursi madaxeed ku raadsado iyadaan lacag badan ka sameyn karaa

8:28 am | Mid ka mid ah ganacsatada Soomaliyeed ayaa u sheegay Bahda war baahinta in laga baxay…

Hambalyada sanadgurada 5aad ee Idaacada Kulmiye oo sii kordheysa

6:26 am | Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Hambalyo u diray…

44 ruux oo Booliis iyo Rayid isugu jira oo ku waxyeeloobay Rabshado ka dhacay Hong Kong

6:18 am | 44 ruux oo isugu jira dad rayid ah iyo Boolis ayaa dhaawac uu ka soo…

Afrika oo laga bilaabay Layli militari

6:13 am | 1700 oo askeri oo ka kala socda Afrika, Yurub, iyo Mareykanka ayaa ka qeybgalaya layli…

Xaaladda magaalada Xalab oo sii xumaanaysa

6:09 am | Ciidamada dowladda Suuriya waxa ay sii wadaan weerarka ay ku hayso magaalada Xalab, laakiin maamulka…

Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo Garoowe ku wajahan

6:04 am | Wararka laga helayo Madaxtooyada Puntland Ee Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Maanta la filayo in…

Shir looga hadlayay Xaalada Dalka Soomaaliya iyo Howlgalka AMISOM oo ka dhacay Dalka Kenya

6:01 am | Shirkan oo looga hadlayay Xaaladda Dalka Soomaaliya iyo Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxuu…

Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya oo Duqeymo xoogan ka fuliyay Duleedka Kismaayo

5:59 am | Wararka laga helayo Magaalasa Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Diyaaradaha Dagaalka…

VIDEO Khilaaf ka soo baxay qaabka ay u socoto Dacwada Xuduud badeeda Biyaha Somaliya iyo Kenya

7:09 pm | Wasiirka Arimaha dibada ee Xukuumada Cabdisalaan hadliye Cumar ayaa dhaliilay qaabka Dowladu u martay gudbinta…

Ardayda wax ku barata dalka Turkiga oo doortay hogaankii sanadkaan ( DAAWO SAWIRADA )

4:11 pm | Ururka midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Turkiga ayaa doortay guddoomiye cusub doorashada…

Sawir cadeyn u ah dhibaatada federaalka ka heysata Soomaaliya

6:58 am | Dad badan ayaa marar hore ku  cel-celiyay in Soomaaliya aheyn Dal qaadi kara nidaamka federaalka…

Amnesty: Ciidamada CAR qalab mahaystaan

6:54 am | Ayada oo la filayo in todobaad ka yar lagu soo doorto madaxweynaha cusub ee Jamhuuriuyada…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

Dhageyso khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka jeediyey xarunta baarlamaanka oo dhameystiran .

5:01 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad jeediyey fadhi aan caadi ahayn ee uu Baarlamaanka Federaalka. ku yeeshay xarunta golaha shacabka. Madaxweyanaha oo ka hadlayey xaaladda amni ee dalka ayaaa soo hadal qaaday weerarkii ugu dambeeyey ee ay kooxda Al Shabaab ka geysatay Liido isaga oo ku tilmaamay weerarkaas inuu ahaa mid…

Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur ay u sameysay shahaadooyina uu gudoonsiisay Hey.adda maxaligga ah ee SSWC

7:44 am | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo Xiriir: +252695576666/+252615576666//+252699907666 somalisan@hotmail.com / somalisan@gmail.com Arday qalin jabisay mudo 4 bilood ah hambalyo iyo soo dhaweynSubmit Qaar ka mid ah haweenka Barakacaayaasha ku sugan magaalada Muqdisho oo shaqo abuur loo sameeyey shahaadooyina uu gudoonsiiyey Maamulka dagmada Hodan ee Gobolka Banadir…

VIDEO Maxkadma sare ee dalka oo Xukuntay in uu camar Faaruuq yahay Xooghaayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ ( DAAWO SAWIRADA )

7:54 pm | Maxkamada sare ee dalka ayaa u aqoonsatay Cumar Faaruuq yahay in uu yahay godoomiyaha Ururka Nusuj Ururka Saxafiyiinta Qaranka Somaliyeed ee NUSOJ oo waayadaan Danbe hogaakiisa muran uu ka taagnaa taasi oo gaartay Maxkamada sare ee dalka oo Go.aan kama danbeys ah ka gaartay waxaana dood dheer iyo falan qeyn ka dib u aqoonsatay in…

Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..,

5:45 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo dadkaba ina dhaafin karto macsidu (dunuubta), hadaynaan iska qaban dadka ku jira.   Sheekh Maxamed oo kaga hadlayey sababaha dhibaatooyinka dadka bani’aadamka ku dhaca iyo sida loogaga baxi karo ayaa yidhi   “Waxa dalka ka jirta abaaro iyo dhibaatooyin guud…

Faallo

Intaan sanado lacag alaab Baqaar ku jirta ka sugi lahaa waxaa iga fiican in aan Kursi madaxeed ku raadsado iyadaan lacag badan ka sameyn karaa

8:28 am | Mid ka mid ah ganacsatada Soomaliyeed ayaa u sheegay Bahda war baahinta in laga baxay xiligii lacagta laga abuuraayey ganacsi waxaa hada lacagta laga sameyaa waa Siyaasada waayo Hal malyan oo doolaraa ku shubanee dhwor bil kadib 10 Malyan baa…

Dhageyso khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka jeediyey xarunta baarlamaanka oo dhameystiran .

5:01 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad jeediyey fadhi aan caadi ahayn…

Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..,

5:45 am | Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo…

Ururka Aala sheikh oo La wareegay Siyaasadii iyo Dhaqankii Beesha Murusade. ( DAAWO SAWIRADA )

6:46 pm | Labadii sano ee ugu dambeeyay qorshey ay wadeen ururka Aala Sheekh ayeey ku guuleysteen in…

Sawiiro

BAYAAN: Beelaha Banaadiriga oo soo dhaweeyay Go’aannadii kasoo baxay Baarlamaanka Somalia

6:58 am | Kulan ay Golayaasha Beelaha Banaadiriga ku yeesheen Muqdisho Jimcihii shalay oo taariikhdu ahayd 29-kii Jannaayo, ayaa Waxay kasoo saareen Bayaan ay ku taageereen go’aankii kasoo baxay baarlamaanka Somalia kasoo ku aaddanaa doorashada dalka ka dhacaysa Sannadkan 2016, ayna kasoo hor-jeedaan…

Suugaan