Somali_san Somalia_University Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Warar

Qof isku soo xiray walxo qarxa oo weeraray guriga Taliyaha booliska magaalada Caden

5:25 pm | Qof isku soo xiray miino aya isku hor qarxiyay guriga uu magaalada Cade nee dalka…

Baarlamaanka Galmudug oo masuuliyiinta maamulkaas kala xisaabtamaya dadka ay xasuuqeen Liyu Police

5:09 pm | Xildhibaan Cabdi Xaashi Jaamac oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug  ayaa waxa uu sheegay…

somalisan.com howlgalka AMISOM oo u muuqdo mid gabagabo ku dhow iyo Torada ay Somalia ku waayeen

5:01 pm | Ciidamada Midowga Afrika oo 9 sano ka dib ka fiirsanaya sii wadida howlgalka milateri ee…

Khasaaraha ka dhashay isbitaal la duqeeyay dalka Syria oo korortay.

5:00 pm | In ka badan 20 ruux oo ay caruuri ku jiraan ayaa ku geeriyootaty duqeyn diyaaradaha…

Howlgallo dad badan lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay Baardheere

4:59 pm | Inkabadan illaa 11 qof ayaa maanta Ciidamada dowladda Soomaaliya howlgallo ay ka sameeyeen degmada Baardheere…

Midowga Europe oo mar kale sheegay in ay xoojinayaan taageerada AMISOM

4:47 pm | Ururka Midowga Yurub ayaa markale ku celiyay in ay taageerayaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM,…

Warmurtiyeed ka soo baxay Shirkii Garsoorka ee ka socda Muqdisho

4:43 pm | Shirka wada-tashiga qaran ee horumarinta Hanaannka Cadaaladda Soomaliya oo  lagu qabtay Hotel Jasiira Magaalada Muqdisho…

somalisan.com Mid ka Mid ah ganacsatadii Qaadka u iibgeyn jirtay London oo maxkamad ku Xukuntay Halsano iyo Shaqo Culus

11:02 am | Maxkamad ku taala wadanka Britain oo xukuntay Soomaaligii ugu horeeyey ee ka ganacsiga Qaadka loo…

somalisan.com VIDEO Madaxweyne Siilaanyo oo daahfurey diiwaangelinta codbixiyeyaasha

10:50 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa aanta si rasmi ah ugu dhawaaqay dib u…

QM oo dalbatay in la badbaadiyo wadahadallada Suuriya

6:46 am | Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Suuriya, Staffan De Mistura, ayaa waxa uu ugu…

Laamaha Amaanka ee DFS oo ka warbixiyay Xaalada amaan ee Muqdisho

6:42 am | Isagoo la hadlayay warbaahinta  Afhayeenka Laamaha Amniga ee Dowladda Soomaaliya, C/kaamil Macalin Shukri ayaa waxuu…

Qaramada Midoobay oo Gaadiid lagu sugo Amniga Dhadhaab ku wareejisay Kenya

6:36 am | Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa 10 Gaari oo nuuca Boolisku isticmaalaan…

Xiisado ka aloosan Magaalada Baladxaawo iyo Masuuliyiin Isaga baxay halkaas

6:27 am | Wararka aan ka heleyno degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramayo in xiisado…

Wararka BBC Somali

BBC Somali

Wararka VOA Somali

VOA Somali

Facebook

Follow Us on Twitter

Wararkii Hore

Warar

somalisan.com ka dhageyso Xasan Sheekh oo sheegay in Gabdhbo iyo Wiilal somaliyeed shaqo u aadi doonaan Sacuudiga safaarada iyo dowladuna la socon doonaan xaladooda

8:01 pm | Madaxweynaha dowlada fadaraalka Somaliya Xasan Sheikh maxamuud oo wareysi siinayey idaacada Codka mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in maalmahaan shacabka Somaliyeed siyaabo kala duwan uga hadlayeen ,taasi oo aheyd in dalka Sacuudiga loo dirayo gabdho iyo wiilal Somaliyeed si ay uga soo shaeystaan iyo Heshiis ay wada galeen dowladaha Somaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga waxaana jiray…

somalisan.com Jaaliyada Beesha karanle hawiye oo ka soo horjeestay qaabka maamulka GobolkaBanaadir u magacaabay Gudi dhawaan Muqdisho uu uga dhawaaqay

6:16 am | Shirka dhacay Magaalada London ee Caro ingiriis ayaa lagu mucaaraday maamulka Gobolka banaadir Shirkaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada beesha karanle ee London waxaana diirada lagu saarayey gudi dhawaan uumaamulkukudhawaaqay kaasi oo dhismhiisa ay dhaliileen Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Culumaa’udiin, Haween iyo Dhalinayro iyo Waxgarad kale , waxa…

Faallo

somalisan.com Faallo:Muxu Uu Tahriibay Saxiibkay Rafiiqa Nolasha Wada Lahayn ? W/Q: Suxufi Khadar Hanad

10:36 am | Nolashu waxa ay ku fiican tahay inaad leedahay saxiib kula jecel wanaaga iyo hormarkaaga oo xaalad kasta oo ku soo wajahda kula furdaamiya lakiin hadi aad noqdo qof aan ku kalsonayn hal qof oo aad wada marayn kartaan hagardamooyin badan…

somalisan.com Qormo Xiisa Badan oo u qorey faalo Qore sare Abuukar Salaad Diiriye ( Fray )

6:35 pm | Masiibo weyn oo naxdin leh. Nin lagu magacaabo Yacquub Cismaan Nuur ayaa waxa uu guursaday…

Faalo Ma dad baa, doqoneey dabkaa ba’! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

5:54 pm | Iyadoo kaba la’ oo ordaysa ayay haddana sinta ku sidday inantii ay dhashay ee ay…

Sawiiro

somalisan.com 1,634 eedeysane oo sanadkaan lagu fuliyey Xukuno dil toogasho iyo Qisaas ah

5:18 pm | Shaxda Amnesty International waxaa lagu xusay in Iran lagu dilay 97 qof, Pakistan 326 qof,…

somalisan.com VIDEO Warsaxaafadeedka Qodobada Heshiiska Puntland iyo Dowlada waa sidaan

5:44 pm | Alahayow Arligeenu kii Israaca uu ahaado see more At www.somalisan.com Also see https://www.youtube.com/user/somalisan1/videos Nagala Soo…

Suugaan