Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face

Mareykanka oo 639 Milyan oo Dollar Ugu Deeqay Afar Dal oo Ay Somalia Ku Jirto

Filed under: Wararka |

Dowlada Mareykanka ayaa ku dhawaaqday Sabtidii inay 639 milyan oo doolar ugu deeqeyso dalalka Somalia, South Sudan, Nigeria iyo Yemen oo ay ka jiraan xaalado bani,aadannimo oo aad u liita, kuwaasoo ay Qaramada Midoobay ku sheegtay in ay sababeen colaado sokeeye.

Wariyaha  ayaa faah-faahinta deeqdani ka wareystay Cabdigafar Cabdi Wardheere oo ku taqasusay Horumarinta Caalamiga ah. Ugu horreyn wuxuu weydiiyey waxa ay lacagtani ku timid