Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face

Qarax Ay warar kala duwan ka soo baxayaan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Filed under: Wararka |

Sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay Qarax ayaa goor dhow ka dhacay meel ku aadan Xabsiga Dhexe ee Muqdisho lamana oga uu ka dhacay gudaha xabsiga iyo in kale .

Qaraxa ayaa la sheegaya in uu ahaa Ismiidaamin,waxaana fuliyay qof walxaha Qarxa lagu soo xiray.

Ilaa iyo hadda lama Ogga Khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi.

 

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view