Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face

Aqriso jadwalka doorashada Madaxweynaha lagu badelayo Axmed Ducaale Geele Xaaf oo xildhibaanadiii Galmudug Horey Xilka uga qaadeen

Filed under: Wararka |

Qaar kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Galmudug ee dhawaan xilkii ka qaaday madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada iyo xubnaha isku soo sharaxi kara xilka madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug