Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face

VIDEO Cutubyo ka tirsan ciidanka dalka Djabouti oo la geynayo gobolka Galagaduud magaalada cadaado ee Xarunta KMG ka u ah Maamulka Galmudug

Filed under: Wararka |

Cutubyo ka tirsan ciidanka dalka Djabouti oo la geynayo gobolka Galagaduud magaalada cadaado ee Xarunta KMG ka u ah Maamulka Galmudug

Ciidamo ka socdo Dowlada Djabouti ayaa Xaflad sogootin ah oo loo sameeyey xerada maryama Gobolka Carta ee  isla dalkaasi Djabouti ayaa waxaa ka qeybgalay  wasiirka Gaashaandhiga iyo taliyaha guud ee ciidamada dalkaasi