Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Home » Entries posted by Somalisan News
Entries posted by somali-san

VIDEO Ciidanka cirka Soomaaliyeed oo 58 jirsaday iyo duuliye Asli Calansida oo hambalyo direysa

Duuliye Asli Xasan Cabaade (Calansida) oo ah haweeneydii ugu horeysay taariikhda Somalia ee duulisa dayuurad dagaal kana mid ahaan jirtay ciidankii cirka Soomaaliyeed ayaa hambalyo u direysa dhamaanba inta ka nool xiligan saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda iyo dableyda ciidankaas, munaasabada 15-ka Febraayo oo ku aadan sanadguuradii 58aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay ciidanka […]

Dekeda Muqdisho ayaa dib u shaqo bilowday maanta markii muddo todobaad ah ay hakad ku jireen howlihii ka socday sababo la xiriira ganacsatada oo diiday iney bixiyaan lacago dheeraad ah oo lagu daray canshuurihii laga qaadi jiray. Arintan ayaa timid markii Ganacsatada Gobolkaan Banaadir ay ku kala qeybsameen bixinta canshuuraha dheeriga ah ka dib kulankii […]

Continue reading …

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka dalka Faransa u qaabilsan Soomaaliya, Antoine SIVAN iyo wafti uu hogaaminiyo. Kulankan oo ka qabsoomay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayay mas’uuliyiintu ka wada hadlayn […]

Continue reading …

Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa sheegay in Dowladda Soomaliya ayaa kasoo horjeysatay qorshaha Urur Gobaleedka “IGAD” uu wado oo ah in la furo Xuduudaha,islamarkaan aan fiisa lagu Xirin muwaadiniinta u dhalatay Dowladaha ku midoobay Ururka. Agaasime Koofi ayaa sheegay in xiligaan Soomaaliya aysan joogin waqti la furo Xuduudaha […]

Continue reading …

Wasiirka Arimaha Dibada Dowladda Soomaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyey in kulan uu la qaatay Wasiirka Arimaha Somali-land Dr-Sacad Cali Shire in looga hadlay arimaha Soomaaliya iyo Soomaaliland iyo wada hadaladii u socday labada dhinac. Cawad ayaa Sheegay kulanka uu la qaatay Wasiirka Arimaha dibada Somali-land uu ahaa mid caadi ah oo looga hadlay dano […]

Continue reading …

Askari ka tirsan Ciidamadda dowladda Soomaliya ayaa xalay magaaladda Muqdisho ku dhaawacay mid ka mid ah Agaasime Waxeedyadda Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya. C/llaahi C/kariin Maxamed Xiirey oo ah Agaasimaha Waaxda Xiriirka Gobolada ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa lagu dhaawacay meel ku dhow beerta nabadda. Askariga ka tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaliya iyo […]

Continue reading …

Saalim Caliyow Ibroow wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumada Soomaaliya ayaa ka hadlay Biyo la`aanta ka jirta dalka Soomaaliya, wuxuuna wasiirka tilmaamay dhibaatooyinka ka dhashay Biya la`aanta ay saameysay bulsho badan oo Soomaaliyeed. Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumadda Soomaaliya Saalim Caliyow Ibroow ayaa baaq u diray Haay’addaha ka shaqeeya arrimaha samafalka in ay gacan ka geystaan […]

Continue reading …

Agaasimaha guud ee wasaarada Ganacsiga oo jawaab celin diidmo ah ka soo saaray wareegto dhawaan ka soo baxday wasiirka ganacsiga iyo warshadaha oo sheegeysay in shaqo joojin la duldhigay Agaasimihii Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumada Somalia ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu kaga jawaabayo wareegto xilkaoga qaaday oo ka soo baxday Wasiirka wasaaradaas Maxamed C/llaahi Xayir […]

Continue reading …

Doorashada soo socota ee Jubbaland iyo in isbadal dhaba oo muuqda in loobahan yahey Siyaasiga weyn ee somaliyeed ee Beesha Shekhaal Xildhibaan Sandhere Xidhibaan hore Cabduqaadir Maxamed Adan ( Sandheere ) ayaa dhaleeceeyey maamulka Axmed madoobe wuxuuna hadlay arimaha musaafurinta xildhibaanada iyo sida xasaanada looga qaaday Xildhibaan Hore Cabdulqaadir Maxamed Aadan “Sandheere” Ayaa Waxaa Uu […]

Continue reading …

Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa  xaqiijiyay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka baxeen degaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose oo ay shalay Al-Shabaab kala wareegeen. Gudoomiye ku xigeenka dhanka maamulka iyo Maaliyadda gobolka Shabeellaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay in ciidamada dowladda Sababta ay degaanadaasi ay u tageen in aysan aheyn in ay ka […]

Continue reading …
Page 1 of 178123Next ›Last »