Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Home » Archives by category » Diinta

VIDEO sirtii heneri kalintoon “ISIS iyo Alqaadica waxaa aasaasay Yuhuud iyo mareykan ” ISIS Israeli securer intelligence service

ISIS Israeli securer intelligence service Heneri kalintoon ayaa faafisay in ururka ISIS labaatan sano ka hor uu abuuray mareykan una adegsaday wadaadi been abuur ah oo salakoodu yahay  yhauud kuwaas oo lagu faafiyey wadamada aasiya sida afqaanistaan bakistaa sacuudi iyo wadamo kale oo ay ka mid yihiin iraaq falastiin iiraan kurdistaan liibiya siiriya waxaana ay […]

  Asalamu Aleykum waxaan doonayaa in halkan aan ugusoo gudbiyo shacabka Soomaaliyeed xaaladda caafimaad ee uu ku suganyahay dhibane Mire Casir Jimcaale Bilihii June iyo July,2017 ayaan baraha bulshada iyo Website-yada ku faafiyay sawirrada Nin oday ah oo xanuun daran hayo waxaana dadweynaha ugu baaqay in ay gacan siiyaan Ninkaas Odayga ah ee aan heysan xigto xigaal ugurmada. […]

Continue reading …

GEERIDII DHIBKA BADNAHD EE UU MARAY SHAQSIGII UGU WANAAGSANAA DUNIDA NABIGEENA MUXAMAED (NNKH) AQRISO OO SHARE GAREEY: Qisadii dhexmartay Nabigeena suubanaa iyo malakul_mowtkii waa ooyi doontaa: BISMILAAH Xabiibkeena muxmed scw xanuunkiisa waxaw soobilaabmay sanadii 11 aad hijriya safar bikawgeedii Mar uu ka qeyb galaayey janaaso lagu duugayey baqiic waxawna solabtay asagi madaxanunaya una yimi hooyadeen […]

Continue reading …

CabdulCasiis Xasan Yacquub Xafiiska Isu-Kaalmeynta Dacwada iyo Toosinta Qeybta Jaaliyadaha Sanduuqa Boostada: (20824) Riyaad, Sucuudiga Tel. 4030251 Faakis: 4030142   Shacbaan, 1410 Hijri       Mahad Ilaah baa leh, waynu u mahad celin, kaalmeysan, dembi dhaaf weydiisan, ka magan gali sharka iyo sheydaanka nafteenna ku lammaanan, falalka aan wanaagsaneyn iyo inay innaga dhacaan arrimo […]

Continue reading …

Guddiga Dib u dhiska Masjid qubba waxay kugu wargalinayaa in la bilaabay aruurinta lacagta dib u dhiska Masjid Qubba ee Xaafada Al Raxmo Deeganka Degmada Dayniile waxaana ku shubikartaa lacagta Qaaraaanka dib u dhiska masjidka Acconada salaam banka  A/c 31030798 Amal bank A/c 1011743093 ama E .V.C Plus Tel:612218855 Baaraka laahu keyd alle xagiisa dhigo […]

Continue reading …

Maalmaha Ilaahay s.w.t. ee billowga sannadka Hijriyada ee Ilaahay s.w.t. barakeeyay, waxaa kamid ah Maalinta Sagaalaad iyo Tobnaadba (Yawmul-Caashuuraa) ee Bisha Muxarram (Bisha koowaad ee sannadka Hijriyada), waana Maalin la soomo waana sunnah. Qofkii soomaana, sannad ayaa loo dambi dhaafaa, maashaa’ Allaah, Ilaahayoow kuwii loo dambi dhaafo naga yeel, aamiin. Maalintan Caashuuraa waxay iska leedahay […]

Continue reading …

Somalisan.net: Suuqyada lagu iibiyo qudaarta ee magaalada muqdisho ayaa xiligan waxaa ka muuqanaya hoos u dhac ku yimid qiimaha la kala siisanyo qaar kamid ah quadaarta wallow qeybo kale oo qudrada kamid ah haatan qiimahoodu uu yahay mid sareeya, Wali qudaata aan sal dhigan ee sara u kaca laga dareemayo qiimahooda waxaa ka mid ah muuska […]

Continue reading …