Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Home » Archives by category » Faalo

Aqriso Faalo siyaasadeed

Dadka aadka u yaqaan Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxay ku wada xaqiijinayaan inuu yahay shaqsi dabeecad fiican, niyad wanaagsan, jecel dabacsanaan iyo ixtiraam badan inuu u muujiyo dadka oo idil laakiinse arrintaas kama dhigna inuu yahay ninka ugu habboon hoggaaminta dal sida Soomaaliya u burburay noqdayna fagaare adduun wayne oo dhan ku hardamayaan, hoggaanka wadanka […]

halkaan hoose ka dhageyso Maansada cusub ee uu abwaanku soo bandhigay qaraxii ka dib 

Continue reading …

Sannad kasta, Shirweynaha Dhallinyaradda Adduunka waxa uu si wadajir ah isugu keenaa Dhallinyarada awooda leh ee ka kala yimaada Wershad kasta, qeyb kasta iyo dal kasta. Shirkaasi waxaa loo qabtaa Wafuudan si ay uga doodaan, u qaabeeyaan, una wadaagaan Fikradaha Cusub ee lagu xalin karo Ajendayaasha cadaadiska leh ee soo wajahayo Caalamka. Sannadkan, Shirweynaha Dhallinyaradda […]

Continue reading …

Munaasibad ka dhacday Qeybo ka tirsan Gobolka bay isla markaasina ay ku kala qaateen diyo ahaan 213 Neef oo geel ah Maxkamadda Alshabaab ee Bay iyo Bakool ayaa beesha Leysaan u xukuntay in ay diyo la adkeeyey  ka qaataan beesha Eelaay kadib sedax Nin oo laga dilay Leysaan, waxaana ka qeybgalay Madax ka xiligii  ay […]

Continue reading …

Xildhibaanadii sheegay in xilka ay ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo maanta war-saxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in shirka Kismaayo uu yahay mid lagu duminayo Qaranimada Soomaaliya sidoo kalena lagu fara geliyay arrimaha Galmudug. Xildhibaan Axmed Yuusuf Ciyow oo war-saxaafadeedka warbaahinta u aqriyay ayaa sheegay in ay qalad tahay in shirka lagu […]

Continue reading …

Dunidan aynu ku noolnahay waxaa la hubaa inuusan ka dhamaanaynin dagaal iyo fowdo inta aadanuhu ku dul nool yahay. Aadanaha ayaa qofba si u fikiraa sidii uu uga badbaadi lahaa dhibka dagaalka iyo fowdada. Qaarbaa qoray iyo xabad kala hortaga oo ku xaliya dagaal. Qaarbaa caqli adeegsada oo xaaladda dhinac kale u roga. Qaarbaa nabadda […]

Continue reading …

 

Continue reading …

Wararka aan ka helyno qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Qoys ka mid ah dadka ku nool Gobolkaasi ay ku geeriyoodeen Miino kula qaraxday duleedka deegaanka Bariire. Qoyskaas ayaa xili ay marayeen meel aan ka fogeyn deegaanka Bariire ay Miino halkaasi kula qaraxday,islamarkaana 5 caruur ah ay ku geeriyooden […]

Continue reading …

Waa maqaal aan ugu kuur galay mushkiladaha joogtada ah ee aan kaydkayga diiwaanka qorma uga dhigay “Tiiraayo joogta ah aan taag loo laheyn Muqdisheey ugaar tahay” Magaalada Muqdisho ayaa marwaliba muuqaalo qurux iyo murugo ugaar ah marti u ahayd sanadihii lasoo dhaafay. Qaraxyada iyo dilalka qorshaysan ayay Muqdisho muddo la ciir ciiraysay iyadoo ay bar […]

Continue reading …

Masuuliyiin uu ka mid ahaa gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabi Maxamed ayaa  ka qeybgalay Munaasabad loogu magacdaray Daafurka maareynta Maaliyada dad Weynaha. Hadal dheer ee uu goobta shirka ka jeediyay gudoomiye Thaabit ayaa waxaa ka mid ahaa in Miisaaniyada dowladda in uu bixiyo Maamulka Gobolka Banaadir. Gudoomiye Thaabit ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed […]

Continue reading …
Page 1 of 7123Next ›Last »