Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Home » Archives by category » Haweenka

Full VIDEO sanadguurada 57 ee Xuska iyo Dabaaldaga ciidanka Xooga dalka

Munaasibadaan oo aheyd Mid lagu Mamuusayey Sanadguuradii 57 aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ciidanka xooga xalka Somaliyeed ayaa lagu qabtay Xarunta wasaarada gaashaandhiga ee Magaalada Muqdisho . Munaasibada Xuska iyo dabaaldaga waxaa ka soo qeybgalay Xubno ka kala tirsan labada gole ee dowlada saraakiisha saraakiil xigeeno iyo marti sharaf kale. Kooxda Musikada ee Ciidanka […]

Sanbaloolshe Returns To Intelligence Mogadishu Mayor Axed In Security Shake-up (Goobjoog News) Bodies of Somali Refugees Killed In Yemen Attack Yet To Be Buried As Families Seek Answers (Goobjoog News) Turkey Condemns Bomb Attack In Somali Capital (Shabelle News) Bomb Blast Near KM-4 Junction In Mogadishu (Garowe Online) Galmudug Wraps Up Registration Of Candidates Vying […]

Continue reading …

Soomaaliya waxa ay  ka mid noqotay wadamada ugu qaalisan korontada guryahay laga isticmaalo. Shirkada korontada beeco dadkuna ay u yaqaanaan beegato oo u dhaqan sidii hogaamiye kooxeed awood badan ayaa bulshada leh yaa dabaal ah oo duurka loo diraa ka dib markii ay la soo baxday farsamooyin aan bulshada raali galineyn culeysna ku ah . […]

Continue reading …

iney horay u iibsatay dhulkii Ex-Xoosh Compound ee magaalada Muqdisho ayaa ka jawaabay kana horyimid eedeyn loo jeediyey kuwaasoo dhowaan Saxaafada lagu daabacay kuwana laga baahiyey. Kulan maanta Muqdisho ay isugu yimaadeen Ganacsatadan ayaa waxay sheegeen iney dhulka ka iibsadeen Cabdi Xoosh ayna diyaar u yihiin wax kasta oo lagu qaban karo xal in laga […]

Continue reading …

Cabdi Xoosh Ashkir oo ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Britain ayaa Maxkamada gobolka Banaadir u gudbiyey dacwad ku saabsan dhul laga heysto oo ku yaalla degmada Dharkeynley. Cali Maxamed Nuux Timajilic oo ah wakiilka Milkiile Cabdi Xoosh Ashkir u qaabilsan dacwadan ayaa sheegay in milkiyada dhulkan oo cabirkiisu yahay 1000x1000m uu […]

Continue reading …

Shiishadaama badeecada  ayaa ah qeeb ka mid ah balwadaha waana wax isticmaalkeedu uu ku cusub yahay bulshada dhaxdeeda gaar ahaan dadka Somaliyeed’ waxa xusid mudan in waa yihii dambe ay si aad ah uu u soo badanayay ka ganacsigeeda iyo isticmaalkeeda wallow haatan hoteelada Muqdisho qaarkood si caadi ah looga isticmaalo. Warbixinta Xasan toop halkaan […]

Continue reading …

Kulan laba geesood ah oo ay Muqdisho ku yeesheen Haween Xubno ka Ururka Haweenka qaranka Soomaaliyeed lana baxay isbedel doon ah Gudoomiyaha ururka haweenka Ku booriyey in ay deg deg u soo diyaariso dorasahada xilka Gudoomiyaha ururkaas waxayna dalbadeen in hogaanka isbedela lagu sameeyo . Khilaf soo kala dhaxgalay Ururka haweenka qaranka ayaa ayaa sababay […]

Continue reading …

Madaxweynaha dowlada faradaalka somaliya Maxamed Cabdulaahi  Farmaajo Ayaa wareegto ku magacaabay Xasan Cali kheyre in uu qabto Xilka raiisal wasaaraha dalka Somalia . Madaxweynuhu wuxuu faahfaahin ka bixiyey sababata u ku doortay iyo shaqsiyada raiisal wasaraha cusub oo uu ku sheegay in uu yahay nin ay wada shiqeyn karaan Wuxuuna xubanah baarlamaan ka ugu baaqay […]

Continue reading …

Buraanbur “farmaajo wax badan ha maqnaado malagii ku dili lahaa iyo fariinta dumarka soomaaliyeed Muqdisho Shirweyne ay isugu yimaadeen Gabadho ka kala socday qeybaha kala duwan ee ururada haweenka ayaa taageer xiil iyo hooba leh umuujiyey Madaxweyaha dalka Maxamed Cabdulaahi farmaajo . Kulanka ayaa waxaa iskuugu yimid haween mug iyo misaan cuslus ku leh kuwaas […]

Continue reading …

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaasi ee dhawaan xilka ka qaaday Madaxweynaha Galmudug ay diideen in ay ka laabtaan go’aankoodii hore. Dhawaan Waxaa magaalada Cadaado gaaray Wasiirka Arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya C/Raxmaan Odawaa iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka, kuwaa oo isku dayayay in ay bad […]

Continue reading …
Page 1 of 212