Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Home » Archives by category » News in English

Ganacsiga shuftada ah iyo ganacsatada ku howlan keenida daawoyinka iyo raashinka dhacay ee hadana diidan Canshuuraha dalka lagu hormarinaayo

Ganacsiga shuftada ah iyo ganacsatada ku howlan Burburkii dowladii dhaxe dalka waxaa qeyb lama iloobaan ah ka qaatay ganacsato taageerayey cid kasta oo dooneysa in ay dumiso rajiimkii markaa jira matoorkii ay shideena weli lama damin ,waxaana furmay suuq la dhihi jiray waladaye oo loo raray wixii dalku lahaa  Ganacsatada ayaa ganacsigooda bud dhig uga […]

Cases of rampant land acquisition through illegal means have increased in the present day MIA. Land is an important asset for development and one of the factors of production. But why would some individuals be so greedy to the extent of forcefully acquiring land without following the due procedures of ownership? These acts demonstrate high […]

Continue reading …

Tel: +2525-930715/+252-699-962400 / +252 61 5498005/ +252619160652 Email: hinnango@hotmail.com/ hinnango2003@gmail.com Website: www.hinnasom.org Mogadishu-Somalia Ref. No. HINNA/SHF/7575/01/2018                                                            Date: 04/01/2018 Project Manager (1 position) Deadline for applications: Wednesday, January 10, 2018 Contact Email: hinnango2003@gmail.com or hinnango@hotmail.com  Duration: 3 months, Full time, with possibility of extension Location: Mogadishu BACKGROUND HINNA as a local humanitarian organization, who supports vulnerable […]

Continue reading …

Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya ayaa ka digtay dabargoynta lagu hayo Xayaanka Diinka ee maalmihii la soo dhaafay lagu kala iibinayay qeybo ka mid ah Dalka. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaannada Xoolaha Soomaaliya Maxamed Cumar ayaa sheegay in ay dambi tahay in la dhoofiyo Xayawaankaas. Waxaa uu sheegay in Wasaaradda iyo Dowladda Soomaaliyaba ay la xisaabtamayaan […]

Continue reading …

OGEYSIIS   Waxaa  dhammaan DadweynahaSoomaaliyeed ee sharafta leh meel kastaoo ay joogaanba DalkaGudihiisa iyo Dibediisaba la ogeysiinayaa in Dhulka ku yaalla DegmadaWadajir, Xaafadda Buulo Xuubeey, agagaarka Jaamacadda Indian Ocean, dhulkaasoo cabbirkiisu dhan yahay 40mx50m, soohdintiisuna tahay Bari Jid, GalbeedGuri dad, WaqooyiJid, KoofurGuri dad, uu milkiyadiisa leeyahay Cabdisalaan Nuur Yalaxow islamarkaana uu san beeca ehayn. Sidaas darteed waxaa […]

Continue reading …

Madaxweynaha JFS Maxmaed C.laahi farmaajo oo si rasmi ah uga shaqo bilaabay xafiiskiisa wasaarada gashaandhiga ayaa kulan uu la yeeshay saraakiisha ciidamada xooga ku sheegay in dolwaddu ay awoodeeda isugu geyn doonto daboolidda baahida ciidamada oo ay kujiraan kuwii dhawaan mushaarka laga joojiyey. Madaxweynuhu waxaa kale oo uu sheegay in dhaqaalaha ugu badan iyo waqtigiisaba […]

Continue reading …

Ku lankaan ay soo qaban qaabiyeen Madaxda Kudlada toosinta hirshabelle oo Muqdisho looga dhawaaqay  ayaa waxaa ka soo qeybgalay waxgarad  siyaasiyiin aqoonyahano xildhibaano wasiiro dhaliyaro iyo haween ka soo wada jeeda deegaanada maamulka Hirshebele , kulanka oo ahaa mid daaha looga Roagyey madashada dalada toosinta hirshabeele ayaa intii uu socday waxaa diirada lagu saarayey xaalada Amaan […]

Continue reading …

 A consultative forum on cooperation, unification and developing the media in the country was officially kicked off on 31st Oct 2017 by officials from Federal Ministry of Information, Federal Member States and the media in Hotel Al-Jazeera in Mogadishu. The forum ran for five days, between 31st Oct to 4th Nov, 2017. The forum was […]

Continue reading …

Wararka ka imaanaya deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan AMISOM ay dad rayid ah ku laayeen deegaankaas, kaddib markii qarax lala eegtay kolonyo ay la socdeen oo ku safrayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye. Ciidamo katirsan AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in dad rayid ah ku laayeen Deegaanka Lafoole […]

Continue reading …

Kulankaan ay iskuugu yimaadeen wasiiro iyo xildhibaano heer fadaraal iyo heer  maamul goboleyd  golaha badbaadada iyo isbedel doonka  siyaasiyiin madaxda dhaqanka  haween iyo dhalinyaro fanaaniinta kooxda shambal Iyo Marti sharaf kale Masuuliyiintii iyo madaxdii   ka hadashay   ayaa mowqiif diidmo mideysan ah  ka qaatay maamulka uu hogaamiyo shariif xasan sheikh Adan  waxayna  Amaan  iyo bogaadin  u […]

Continue reading …
Page 1 of 3123