Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Home » Archives by category » Suugaan

Muqdisho Gudiga Anshax marinta garsoorayaasha oo La magacaabay

Degreeto ka soo baxday xafiiska xeerilaaliyahay guud ee Qaran oo lagu magacaabay guddi loogu magac daray gudiga Anshaxa xeerilaaliyaasha taasi oo u muuqata Mid lagu xakemynaayo awooda iyo ku tagri falka xeerilaalinta si qalad uu uga dhicin Nuqul ka mid ah oo ay heshay somalisan.com ayaa sidaa u qoraa Ku dhamaan ku xigeenada Xeer ilaaliyaha […]

Xasan Cali Kheyre horey ayuu Bulshada taageero ugu lahaa waa banaanbixii looga soo horjeedayhay.ada la socodka hubka ee somaliya iyo erteeriye oo warkooda la beeniyey Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

Continue reading …

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho. markii xilkaasi loo doortay, wuxuuna Boqor Salmaan Bin C/casiis ka helay Casuumaad. Madaxweynaha iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhowrkii maalmood udambeeyay ku sugnaa dalka Sacuudiga halkaas oo uu kulamo kula soo qaatay boqor Salmaan iyo qaar kamid ah golahiisa wasiirada.Madaxweynaha ayaa sidoo […]

Continue reading …

Madaxweynaha dowlada faradaalka somaliya Maxamed Cabdulaahi  Farmaajo Ayaa wareegto ku magacaabay Xasan Cali kheyre in uu qabto Xilka raiisal wasaaraha dalka Somalia . Madaxweynuhu wuxuu faahfaahin ka bixiyey sababata u ku doortay iyo shaqsiyada raiisal wasaraha cusub oo uu ku sheegay in uu yahay nin ay wada shiqeyn karaan Wuxuuna xubanah baarlamaan ka ugu baaqay […]

Continue reading …

. waa nin dulman laakiin aan dulmilow aheyn Cali Shiikh Maxamuud waa Ganacsade caan ah , isla markaana ganacsigiisu gaaray daafaha caalamka sida  Asia iyo Africa. Ganacsadahan ayaa dukaamo waaweyn ku lahaa dalalka South Sudan Tanzaniya Kenya illaa Afrikada dhexe ayaa mar qurra ganacsigiisii albaabada u laabay, waxaana xirmay dukaamadii iyo carwooyinkiisii kala ahaa Rayaan […]

Continue reading …

Dhageyso Codka Shacabka 4 tiisano ee ay xilka hayeen geelii igu tuntay hal aan iraahdo majabto kuma jirto   Kuma farxin mana farin in uu  Xildhibaan jawaari ku dhawaaqo inuu yahay Musharax u taagan Qabashada Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale Waxaa isne ku dhawaaqay in uu yahay Murasharax u taagan xilka gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka […]

Continue reading …

Awoodayadaan Baranay waxay ay cadeyneysaa in somalidu isku dashay cid kala celisana ay weyday in hubka la iskuugu dhiibo mooyee waxaanu idiin doorbiday Awoodayadaan Baranay oo codkoodii fanaaniinta Faraax Siidow faarax iyo Hibo maxamed oo ay la Jiibinayaan Hoobaladii Waaberi, Erayadii Abwaankii weynaa ee Yuusuf Aadan Allaale (AHUN) ee ay walaalaha ahaayeen Abwaankii kale ee […]

Continue reading …

                          Run Sheeg waa Ceeb sheeg hadana in la qariyo waxaa ka wanaagsan in la sheego Sheekadaan aan ugu magac darey dhan walbo ka eegis kuma socoto qof qabiil iyo qolo gaar ah Waxaana u ku hal qabsanayaa laba qof oo wada sheekeysaneysa […]

Continue reading …

Ku soo dhawaada qoraalka heesta ka hadleysa Midnimada soomaaliyeed in aan laga maarmi karin waxaana heestaan si wada jir ah u qaaday Kgaro daahir Cig iyo Saaco Cali Warsame Dhul aan ceel lahyn lyrics   Dhul aan ceel lahyn lyrics Khadro daahir: Dhul aan ceel lahyn baan Dhaankii u rarayaa Adna dhool guyaad iyo Dhibicdii […]

Continue reading …

Maalmaha Ilaahay s.w.t. ee billowga sannadka Hijriyada ee Ilaahay s.w.t. barakeeyay, waxaa kamid ah Maalinta Sagaalaad iyo Tobnaadba (Yawmul-Caashuuraa) ee Bisha Muxarram (Bisha koowaad ee sannadka Hijriyada), waana Maalin la soomo waana sunnah. Qofkii soomaana, sannad ayaa loo dambi dhaafaa, maashaa’ Allaah, Ilaahayoow kuwii loo dambi dhaafo naga yeel, aamiin. Maalintan Caashuuraa waxay iska leedahay […]

Continue reading …
Page 1 of 212