Our YouTube Chanel Smiley face Logo_Dahabshiil_cusub Smiley face
Home » Archives by category » Wararka

VIDEO Qaar ka mid ah naafada baratay cilmiga iyo Farsamada Oo ka Cabanaya in Lagu Takooro Qaabka shaqo qorista albaabadana laga wada xirtay

Enj Cali Bishaar Xuseen oo ka tirsan naafada ku nool gobolka Banaadir islamarkaana in ka badan tobon sanadood soo waday barashada qeybaha kala duwan ee cilmiga cumputarada ayaa sheegay in uu quus iyo shalayto ka joogto waqti badana ay kaga lumeen waxbarashdiisa . Cali Bishaar oo Tvga eryaal u waramayey ayaa xusay in uu naafanimadiisa […]

Kooxdda mucaaradka ku ah hogaanka Dowladda Somalia ayaa badalay qeyb ka mid ah hanaankii ay markii hore wax ku wadeen iyagoo bilaabay iney soo jiitaan qabaa’ilka, culimadda iyo qeybaha kale ee bulshadda ,waxey u muuqdaan kuwa xooga saaraya iney dadka iyo dowladda iska hor keenaan. 10kii cisho ee lasoo dhaafay waxey la kulmeen duubabka dhaqanka […]

Continue reading …

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye oo hada ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ayaa sheegay in uu dhibsaday Soomaaliland in lala mid dhigo maamulada kale ee ka jira Soomaaliya lacagta looga qoondeeyay Miisaaniyadda Qarankana aysan aheyn wax ay uqalanto. Xildhibaanka oo ka hor hadlayay fadhiga Golaha shacabka oo ay hor taalo […]

Continue reading …

Koox hubeysan ayaa goor-dhaw Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dishay wiil dhalinyar ah sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah Ganacsatada Suuqa Bakaaraha. Dilka ayaa ka dhacay Gudaha Suuqa gaar ahaan agagaarka qeybta Bagaashka, waxaana la sheegay in ay dilka fuliyeen Labo wiil oo ku hubeysnaa Bastoolad, dilka kadib waxaa goobtaasi ka baxsaday […]

Continue reading …

Qaar ka mid ah Ciidamada Soomaaliya ayaa maalintii 5aad Siyaabo kala Duwan ugu dagaalamaya degmooyinka Kaaraan, Heliwaa iyo Hodan waxaana wali taagan xiisad u dhaxeysa Ciidanka Dagaalamay. Goob joogayaal ayaa Idaacadda kulmiye u xaqiijiyay saakay ay dad hor leh ka Barakacayn Xaafadda Jamhuuriya, gaar ahaan jidka Jaayga oo ku dhaw Cali Geedi halkaasi oo ah […]

Continue reading …

Miinooyin Laga Soo Saaray Garoonka Kubada Cagta Banaadir Oo Galabta Ciyaar Ka Dhici Laheyd Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan ogolaan in mar kale uu dhaco firaaq dowlad la’aan. Waxa uu sheegay in dhalinyarada looga baahan yahay iney ka shaqeeyaan sidii dalka Soomaaliya uu […]

Continue reading …

Ciidamada Xasilinta iyo kuwa Booliiska Soomaaliya ayaa wxa ay baaritaano ka sameeyeen Garoonka Kubadda Cagta Banaadir wxaana ay soo saareen miino lgu aasay Albaabka hore ee Garoonka. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Albaabka Weyn ee Garoonka Banaadir in laga soo bixiyay Miinadasi ka hor inta aysan qarxin. Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM […]

Continue reading …

Bayaankan oo uu ku saxiinaa hoggaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab ayaa cinwaan looga dhigay “Kulanku waa Beytul Maqdas” wuxuuna gudbinayey mowqfika Xarakat Al-Shabaabul Mujaahidiin ee ku aadan go’aankii ka soo yeeray dowlada saliibiyada Mareykanka ay magaalada Al-Qudus ugu aqoonsatay caasimadda maamulka Yahuudda. Wuxuu ahaa bayaan ka kooban ilaa saddex Page oo ku qornaa luuqadda Carabiga, […]

Continue reading …

Tani waa isku daygii koowaad ee UNSOM si ay u qiyaasaan dhibaatooyinka iyo qiimeeynta khatarta iskahorimaadyada rayidka ee soo koobaya muddada u dhaxaysa 1 Jannaayo 2016 iyo 14 Oktoobar 2017. Muddadaa, weerarrada dhulka iyo hawada ayaa waxyeeleeyay waxyeelooyin culus, waxay sababeen waxyeelo gaarsiiyay kaabayaasha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay , iyo luminta xoolaha iyo […]

Continue reading …

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay in tallaabada Maraykanka ay dhalin karto dhibaato aan la mahdin oo ka dhex billaabata Israa’iil iyo Falastiiniyiinta. Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga reebo Maraykanka waxay cambaareeyeen go’aankii […]

Continue reading …
Page 1 of 166123Next ›Last »