Home Afsomali 🐎TAARIIQDII HALGAMAA DHAGAX TUUR

🐎TAARIIQDII HALGAMAA DHAGAX TUUR

Dhagaxtuur waxaa laga yaabaa in maanta dad badan oo soomaliyeed ayasan a qoon ama aysan war uhayn taariikhda Dhagax tuur iyo mida somaliyeed oo dhan hadaba waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa Qayb kamid ah taariikhda halgamaagii soomaliyeed ee Dhagactuur .

Halagme Dhagaxtuur oo ku caan baxay magaca ah {Dhagaxtuur} qabilkisa wuxuu ahaa Hawiye,Habar Gidir, Cayr dhashay 1910 kuna dhashay Xarardheere wuxu weerar ku qaaday Asaga iyo Dad shacab ah oo kaso horjeeday gumees tahi Ingariis ka ee joogay guud ahaan dalka gaar ahaan kuwi joogay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii .Huud oo ah awoowgiis ahana nin caan ka ah gayiga somaliyeed ee Mudug

Dhagax tuur waxay ehayd dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL iyo gumeestihii Ingiriiska oo markaas heestay dalka oo dhan.Aas aasihii S Y L sakhaawudiin ayaa gacan wayn ka gaystey siduu ugu dhaadhicin lahaa gumaysiga in Soomaalidu ay joogto waqtigii ay xur noqon lahayd.

Dagaalkii dhagaxtuur waxoo dhacay markii gumeestihii Talyaaniga oo codsanaayay in oo maamulkiisa oo ku maamulaayo soomaaliya oo sii wadanaayo.Talyaaniga waxoo shirar badan la galay Qaramada Midoobay, wadamo ka mid ah Carabta iyo dalka Yurub in oo si weyn ah u doonaayay maamulkiisa soomaaliya.

Mudaaharaadyo balaaran ayaa ka dhacay caasimada muqdisho oo looga soo horjeeday gumeestihii talyaaniga, mudaaharaadyadaas waxaa soo dhaxgalay booliiskii gumeestihii Ingiriiska oo digniin u jeediyay dadkii banaanbaxaayay, isla markaas neh waxaa dhacday in dadkii mudaaharaadaayay ee dhagaxyo ku tuuraan askartii ingiriiska,

Waxeena shacabka ugu jawaabeen rasaas oo qiyaas ahaan 50 qof ku dhaawac matay, waxaana ku geeriyooday Dhagaxtuur oo ku jiray Dadka la dagaalamay Gumaytaha kana mid ahaa abaabulayashi Banaanbaxii dhagaxtuur . waxaana askartii ingiriiskana uga dhimatay 5 askari.

Lasoco Taariiqdiisa oo dhamaystiran Dhagax tuur insha allah

Previous articleMadaxweyne Musaveni: “Qaraxyadii Kambala waxaa laga soo abaabulay Somalia”
Next articleFull VIDEO Nin laba Carruur ah oo Xaaskiisu dhashay Muqdisho ku dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.