Home Afsomali Muuqaal Cusub 220 Xildhibaan oo codka kalsoonida siiyey Raiisal wasaare Xamse Cabdi...

Muuqaal Cusub 220 Xildhibaan oo codka kalsoonida siiyey Raiisal wasaare Xamse Cabdi Barre iyo 7 Xubnood oo diiday

https://youtu.be/8WWgNV4O3i4

saaraha dhawaan la magacaabay ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta hortagay  Golaha Shacabka ee baarlamanaka federaalka Soomaaliya si ay codka kalsoonida ugu qaadaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa soo xaadiray xarunta golaha shacabka, waxaana dhammaan ku sugnaa gudoonka Golaha.

Kulanka waxaa soo xaadiray 220 Xildhibaan.

Gudoomiyaha golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in dhammaan Xildhibaanadii soo xaadiray kulanka ay codka kalsoonida siiyeen Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Ma jirto Xildhibaan diiday ama ka aamusay.

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa guda gali doonnaa Dhismaha Golaha Wasiirada xukuumaddiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.