Home Afsomali 29 Wasiir, Wasiir ku-xigeeno iyo Wasiiru Dawlayaal uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Dawladda...

29 Wasiir, Wasiir ku-xigeeno iyo Wasiiru Dawlayaal uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Dawladda Puntland

29 Wasiir, Wasiir ku-xigeeno iyo Wasiiru Dawlayaal uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Dawladda Puntland , Siciid Deni ayaa maanta hor-yimi Golaha Wakiillada DPL si loo siiyo Xasaanadda sida uu qabo Qodobka 64aad Farqadiisa 16aad ee Dastuurka iyo Qodobka 3 Farqadiisa 10aad ee Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada.

Wasiiradda magacaaban ayaa hadda taariikh nololeedkooda jeedinaya, kadibna waxaa loo qaadi doona codka kalsoonida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.