Home Afsomali 39 Musharax kursi Shahaadada Qaadatey, Shaley iyo Maanta iyo Qabiiladooda,—

39 Musharax kursi Shahaadada Qaadatey, Shaley iyo Maanta iyo Qabiiladooda,—

Musharixiin 39 ah ayaa sanadkaan u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo ah kuwii ugu badnaa oo tartama.

Beesha Hawiye ayaa waxaa ka tartamaya 26 musharax halka beesha Daarood oo ku xigtana ay ka tartamayaan 8 musharax, beesha Direed ayaa iyana waxaa ka tartamaya 3 musharax halka Digil iyo Mirifle ay ka tartamayaan 2 musharax.

HAWIYE

1. Shariif Shiikh Axmed (Abgaal)

2. Hassan Sh.Maxamuud (Abgaal)

3. Dahir Maxamud Gelle.(Abgaal)

4. C/qadir Cosoble Cali (Abgaal)

5. C/laahi Cali Xasan(Abgaal)

6. Jamaal ibraahim Cabdi (Abgaal)

7. Cadow Cali Gees (Abgaal)

8. Maxamed Cabdiraxman Siriini (abgaal

9. Cumar Cabduqaadir Axmad (Abgaal)

10. Jabriil Ibraahim Cabdule (Abgaal)

11. Nucmaan Sh.Tuurre (Abgaal)

12. Thabit cabdi Maxamed (Abgaal)

13. Abukar Aadan Cade (Ujeejeen)

14. C/raxman C/shakur (Habar Gidir)

15. C/raxman Ablaal (Habar Gidir)

16. Saciid Ciise Maxamuud (Habar Gidir)

17. Axmad Geele Xaaf (Habar Gidir)

18. Mahad Ahmed Diriye (Habar Gidir)

19. Maxamuud Daahir Aweys (Habar Gidir)

20. C/Karim Xusen Guled (Habar Gidir)

21. C/naasir Cabdulle Maxamed (Habar Gidir)

22. Xasan Cali Kheyre (Murusade)

23. Eng.Cabduqadir Jahwayn (Murusade)

24. Cismaan Xasan Wehliye (Murursade)

25. Dr.Husein Abdi Nunow (Gaaljecel)

26. C/Nur Sh.Maxmed (Xawadle)

DAAROOD

27. Saciid Cabdullahi Deni (Majeerteen)

28. Maxamed Amiin faarax (Majeerteen)

29. Maxamad C/lahi Farmajo (Mareexan)

30. Cabdi Cali Xasan (Mareexaan)

28. Maxamed Amiin faarax (Majeerteen)

29. Maxamad C/lahi Farmajo (Mareexan)

30. Cabdi Cali Xasan (Mareexaan)

31. Sakariye Maxmuud Xaaji (Leelkase)

32. Bashiir Xaji Cali (Dhubahante)

33. C/raxman Maxmad Cabdi (Dhubahante)

34. Mukhtaar Maxamad Sayid (Ogaadeen)

DIR

35. Ridwaan Xirsi Maxamad (Isaaq)

36. Fowziya Xaaji Yuusuf (Isaaq)

37. Cabduqadir Sh.Cali Baqdadi (Surre)

DIGIL & MIRIFLE

38. Cabdi Aadan Hoosow (Raxanweyn )

39. Maxamad Cabdi Kuusow (Raxanweyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.