Home Afsomali 37 warshadood ayan leheen 1991 ka hor Ee baro dalkaagii waqtigii hore...

37 warshadood ayan leheen 1991 ka hor Ee baro dalkaagii waqtigii hore hadane 37 calan ayaan leenahay 

37 warshadood ayan leheen 1991 ka hor
Ee baro dalkaagii waqtigii dowladii Siyaad bare . HADA HAL WARSHAD MAQABNO

1. Warshadda Sonkorta SNAI, Jowhar
2. Warshadda Sonkorta Jubba Mareeray
3. Warshadda Caanaha Xamar
4. Warshadda Dharka iyo Suufka Balcad
5. Warshadda Hilibka Kismaayo
6. Warshadda Sigaarka iyo Taraqa Xamar
7. Warshadda Maacuunta Xamar
8. Warshadda Sibirka Ama Shamentada Berbera
9. Warshadda Safaynta Batroolka Xamar
10. Warshadda Hilibka SOPRAL
11. Warshadda Bacrinta Muqdisho
12. Warshadda Birta Shubka Xamar
13. Warshadda Saliidda Xamar
14. Warshadda Daawada Xamar
15. Warshadda Hargaha iyo Kabaha KM7
16. Warshadda Hargaha Soomaaliya (HASA)
17. Warshadda Hargaha Kismaayo
18. Warshadda Hargaha Hargeysa
19. Warshadda Hargaha Burco
20. Warshadda Gympsuimka Berbera
21. Warshadda Eterniga Berbera
22. Warshadda Kalluunka Laas Qoray
23. Warshadda Kalluunka Qandala iyo Xabo
24. Warshadda Qaboojiyaha Berbera
25. Warshadda Badarka Hargeysa
26. Warshadda Badarka Baydhabo
27. Warshadda Burka iyo Baastada Muqdisho
28. Warshadda Badarka Burco
29. Warshadda Labanka Afgooye
30. Warshadda Badarka Xamar
31. Warshadda Hubbka Iyo Rasaasta Mahaday
32. Warshadda Khudaarta ITOP Afgooye
33. Warshadda Badarka Kismaayo
34. Wakaaladda Madbacadda Qaranka Xamar
35. Warshadda Caagga iyo Kartoonka INKAS Jamaame
36. Wakaaladda Xoogga
37. Wakaalada Biyaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.