Odoyaasha dhaqanka somaliland oo boqor buur madow ku eedeeyey in uu dalaal ka yahay iibka bada seylac ee Ethiopa damaacisay .waxayna wacad ku mareen in ay soo xiri doonaan Ugaaska guud ee belaha isaaq Ugaas Axmed saleebaan ilxidh iyo Xubo kale oo salaadiin ah ayaa raali galin Buuxdo ka bixiyey hadal gef iyo meelka dhac ku ah Dowlada Somaliya iyo beelaha hawiye iyo majeerteeiya sida Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wasiirka arimaha gudaha ee Xukuumada Somalia Axmed Macali fiqi.
Salaadiinta kulanka yeeshay ayaa kula taliyey in uu raali galin ka bixiyo hadalkii ka soo yeeray kana laabto fikirkiisa ku aadan ariamah uu ka hadlay