Home Afsomali 65 jir ahaa Ganacsade Caan ka ahaa Xamar weyne lagu dilay

65 jir ahaa Ganacsade Caan ka ahaa Xamar weyne lagu dilay

Aabirimo oo aad looga yaqaano degmada Xamarweyne oo daqiiqado Ka hor loo diley lacag 5-kun oo Shillings Somali ah darteed kadib markii askari Soomaaliyeed uu rasaas madaxa kala dhacay.
Ganacsadaha ayaa loo dilay shan ku shi;lin Canshuur ah oo uu dhiibay balse laba ka mid ahaa ayaa jeexjeexneyd marki iga badan la yiri ayuu yiri hada ma hayee igu soo laabo ayaa ayuu ku baxay marxuumku
Alle ha u naxariisto waxa uu ahaa qof xalaal quudat ah oo salaad badan inta aan ka aqaanay anigoo yar & anigoo waynba.

Afhayeenka Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Saadaq Doodishe oo ka hadlay dil maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa sheegay in dilkaas uu geystay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka, isla markaana uu u geystay Abuubakar Maxamed Nuurani, 65 jir ahaa.

Ninka la dilay ayaa ahaa Ganacsade aad looga yaqaano degmada Xamarweyne gaar ahaan Waaxda Gobonimo, waxaana wararka qaar aan helnay ay sheegayaan in askarigii dilka geystay

 

” Maanta 1:20 duhurnimo, ayaa Boliiska Gobolka Banaadir, gacanta ku soo dhigay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka, oo Degmada Xamar-weyne Waaxda Gobonimo ku dilay Abuubakar Maxamed Nuurani, 65 jir ahaa Ina Hooyo Saaman Cali Abuukar. Eedeysanah ayaa Cadaalada Wajahaya, IA”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.