Saleebaan Maxamed ibraahim oo horay ugu tirsan Xildhibaandii Dowladii hore ayaa Edeeyn ballaaran u jeediyay Dowlada isku tagga imaaraadka carabta.
Saleebaan Maxamed ayaa tilmaamay in iskutagga imaaraadka carabta ay kasoo horjeedo Dowlad ahaanshaha Umadda Soomaaliyeed ayna doonayaan in ay dib ugu celiyaan bur burkii mudada 27sano,islamarkaana qaar ka mid ah siyaasiyiinta dowlada dhexe iyo waliba madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira ay siyaan Dhaqaale si Dalka ay dhibaato u galiyaan.
Dhanka kale saleebaan maxamed ibraahim ayaa sheegay dowladda isku tagga imaaraadka carabta in xilligan aysan jirin wax Cad ay u qabato Dalka Marka laga soot ago in Ciidamo ay shegeen in ay u tababarayaan Dowlada Soomaaliya,Laakin qorshaha ay kaga damacsanayeen arintaas ayna u suura gali wesay sida uu hadalka u dhigay.
Hoos ka Dhageyso