Home Afsomali Gudoomiyihii Dagmada balcad Cismaan Maxamed Maxamuud ( XAADOOLE ) oo Xilkii laga...

Gudoomiyihii Dagmada balcad Cismaan Maxamed Maxamuud ( XAADOOLE ) oo Xilkii laga Qaaday iyo gudoomiye kale oo loo magacaabay

Madaxwynaha Maamulka hirshabelle ayaa goor dhaw magacaabay gudoomiyaha degmada balcad wuxuuna u magacaabay qaasim Cali nuur ( Furdug) wuxuuna xilkii gudoomiyaha degmada balcad ka qaaday cismaan maxamed maxamuud ( xaadoole)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.