https://www.facebook.com/www.somalisan.net/videos/1735805306431682/
Cutubyo ka tirsan ciidanka dalka Djabouti oo la geynayo gobolka Galagaduud magaalada cadaado ee Xarunta KMG ka u ah Maamulka Galmudug
Ciidamo ka socdo Dowlada Djabouti ayaa Xaflad sogootin ah oo loo sameeyey xerada maryama Gobolka Carta ee isla dalkaasi Djabouti ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka Gaashaandhiga iyo taliyaha guud ee ciidamada dalkaasi