Home Afsomali Garabka suufiya ee ka go.ay ahlu suna oo dhuusamareeb ku xirey Gudoomiyaha...

Garabka suufiya ee ka go.ay ahlu suna oo dhuusamareeb ku xirey Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Qaranka Halima Ismail Ibrahim

Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Qaranka Halima Ismail Ibrahim ayaa lagu xiray Dhuusamareeb

Sida  ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu ku sugan Magaalada Dhuusamareeb Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Yarey iyo illaa 10 shaqaale ah ayaa ku jira xabsi Ku yaala Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.

Guddiga oo ujeedkiisa ahaa wacyi-gelin la xirirta doorashada ayaa ku sugan magaalooyin ay ka mid yihin Cadaado, Cabdud-waaq, Guri-ceel iyo meelo kale, waxaana la sheegayaa in Xalimo Yarey iyo saraakiil kale loo diiday in ay dib ugu noqdaan Guri-ceel si ay u aadaan Galkacyo kadibna Garoowe.

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka waxa sanadki hore shaqadan u diray baarlamaanka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.