ilaa sadax qof oo la gowracay ayaa lagu arkay deegaanaka qalimo goob u dhow ee Gobolka shabeelaha dhexe waxaana sidoo kale la arkay tiro ido ah oo la gowracay lagana tagay ayaa ku soo kordhay wararki dhiilada iyo la yaabka lahaa ee ka iman jiray inta badan gobolada koofureyd ee dalka gaar ahaana Magaalada  Muqdisho iyo hareeraheeda
dadka deenaaganka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay arintaan ugubka ku ah dhulka Soomaaliyeed waxaana la garaneyn sababta iyo cida ka danbeysay arinkan sidoo kale lama sheegin in gowraca xoolaha iyo dadkuba ay isku ujeedo ay tahay