Home Afsomali Dhageyso Axmed Islaam oo dalbaday in la dedejiyo dhismamaha maamulka Gobolka banaadir...

Dhageyso Axmed Islaam oo dalbaday in la dedejiyo dhismamaha maamulka Gobolka banaadir si uu ula tartamo maamulada kale ee dalka ka jira

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed ( Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Maqaamka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo dhismaheeda.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay tahay in la ogaado cida heysata in ay Muqdisho hesho maqaam gaar ah taas oo dani ay ugu jirto cidwalba oo Soomaaliyeed.

Waxa uuna Axmed Madoobe ku baaqay in la dedejiyo dhismaha Maqaamka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho taas oo uu sheegay in ay tahay mid Dastuuri ah.

Maamul Gooni ah oo uu yeesho Gobolka Banaadir ayaanan weli lagu guuleysan,waxana dowladdi tan ka horeysay ee Xasan Sheekh Maxamuud ay sameysay iskuday balse aysan suurtaglin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.