Dalka Imaaraadka carfabta ee Midoobay ayey ku dhan yihiin hada madaxweynayaashii maalgoboleydyada oo uu ku jira madaxweynaha maamulkiisu dhameystirneyn ee Hirshabele waxaa ayna kala yihiin
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, waxaa ku xigsaday Shariif
Xasan Sheekh Aadan, C/kariin Guuleed iyo Cali C/llaahi Cosoble, waxaana ka daba tegaya Ra,iisal wasaare Cumar C/rashiid.
Imaaraadka Carabta oo hore u taageereysay inuu dib u soo laabto Madaxweyne Xasan Sheekh si uu uga qeybgalo munaasibada xuska 93aad ee towradii turkiga oo lagu qabtay safarada turkigu ku leeyahay magaalada Muqdisho
Ma moodaa in doorashadii loo weeciyey dalka imaaraadka ama jasiiradaha midoobay ee carbeyd.
Dhanka youtube ka linkiga hoose
More VIDEOS https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0