Home Afsomali Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo gacan ka siinayso maamul Goboleyda...

Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo gacan ka siinayso maamul Goboleyda la dagaalanka Alshabaab

Francisco Madeira, Hadalkaan sheegay mar uu kulan la qaatay Madaxweeynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi waare oo ay ka wada hadleen Qorshaha Xasilinta iyo Amni ku wareejinta Ciidamanka Soomaaliyada.

“Waxaan ka wada Hadalnay faahfahinadda kala guurka waxaana isla aragnay in kala gurku uu adkeeyn u bahanayahay iyo waxa aan u maleeyneeyno  in Ciidaadu ay ka qaybqaataan iyo muhiimadda ay leedahay in wadooyinka Muhiimka ah ay furan Ciidamadda AMISOM iyo kuwa Soomaaliya” ayaa lagu yiri war uu soo saaray Faransico  Madera.

Madera ayaa sheegay in Maaml goboleedyadda Dalka looga baahanyahay in  ay kaalin Libaax ka qaatan Dagaalka lagu jiro Als-habaab, wuxuuna Xusay in ay Maamuladdua ay Masuuliyad iska saaraan Sidii ay Goboladooda Al-shabaab uga Xoreeyn lahaayeen.

Maxamed Cabdi waare iyo Madera ayaa isla soo hadal qaaday Qasarihii Ciidamada AMSIOM  ka soo gaaray Weerarkii Dhawaan Al-shabaab ay ku qaadeen Ciimo Dalka Burundi ka socday oo ku Sugnaa Shabeelaha dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.