o
Somalia waxay wajahday inkabadan 27sano marxalada kala duwan oo dhaman sameey kuyeelatay dalka iyo dadka somaliyeed .
waxaana jiray hogaamiyaal badan oo talada dalka iskaga danbeeyay ayadoo ay jiraan dadaala badan hayeshe aanu gaarsiisneen halkii loo baahna .
2017 horaanteedi dalka waxa kadhacay isbadal dhanka hogaanka ah waxaana 8febraya madaxweyna wadanka noqday madaxweyne maxamed cabdillahi farmaajo.
mudo kooban kadib waxaa uu raiisulwasare umagacaway xasan cali kheyre oo dadka aqoonta uleh ay ku tilmaameen inuu yahay hogaamiye kusaleysan daacadnimo kuna dhiiran go aan khadasho .
waxa uu soo dhisay golahiisa wasiirada
qeyre waxaa uu sinabdoon uu kukasbaday quluubta umada somaliyeed kadib markii uu kuguuleystay u adeegida bulshada .
xukumada xassan cali kheyre ayaa ku guuleystay midinta qoysay badan oo kala irdhoobay oo qarkood soo gaba gabeeyay rajada nolasha aduunka halka waalid badan habeena badan baga dhulka kuhaya ayagoo kawalacsan nolasha ubadkood kuwaa oo kukala xirnaa xabsiyada dunida
Taasi waxay aheyd raja noleysay quluubta umada somaliyeed
inta xukumada qeyre ay wadanka katalineysa waxaa joogta bilwalba lacagta ay uqdanayaan dhaman shaqalaha dowlada somaliya ayadoo aan ognahay in aykudhibnayeen shaqalaha iney helaan xaquuqdooda ee kuleeyhiin dowlada.
kalsooni siinta shacabka taasi oo muujineysa isla falgalka dowlada iyo shacabkuba aminga waxaa laga gaaray hormaro balaran.
waxaa kobac balaran sameeyay dhaqalaha wadanka
dib udhiska wadanka gaar ahaan kuwa danta good ayeey diirada saartay xukumada qeyra oo tusaale u ah in xiliwalba oo habeen ah laga duulayo garoonka aadan cade taasina waa hormar balaran oo dhanka dhismaha
somalia waxay sifirfircoon kaga muuqata dunidii 27kahor naquursin jirtay kadib markii raiisulwasare kheyre uu cod dheer kuyiri dunida iney somalia ubahantahay.
siguud waxaa soo noqday meqaabkii dowladnimo ee dunida aanu kulahaan jirnay 27 kahor
waxaanu ubaahanay hogaamiya daacad ah waana mudane qeyre hankii fiyoowow himiladeena hadhawicin oo aan difaacano halyeeyga qaran ee uheelan udacad adeegiadeegida qarankeenu.
ugu danbentii mudane kheyre waxaa kuu baahan dalkan dadkan oo dunida waxbadan kadanbeeya ee adiga noo mabaahnid ee nadaadihi