Guud ahaan dadka caalamka ayaa ku kala kuwan diimaha dhaqanka iyo aragtida waxaana dalka mareykanka maalhamaan ka socda xuska maalinta Isqaawinta iyo is naqshadaynta caalamiga ah .
Dabaaldagaan ayaa waxaa ka qeybgalay dad aad u badan kuwaas oo wadooyinka marayey iyaga oo qaawan mana jirin xishood iyo Cowro qarsi rag iyo dumarba
Intii ay socotay feystada ayaa waxaa ay qaarkood heeso ka qaadayeen taalooyinka iyo goobaha bulshadu iskuugu timaado
Waxaa lala daba socday caamirado waa weyn halka iyaguna sawiro iskaga qaadayeen moobilada gacanta .
Sawirada oo sidoo ay hooyadood ku dhashay ahaa ayaan ka gaabsaday in aan qaar tusaale u soo qaato
Dadka iyaga ayaa dalbanayey naqshada ay doonayaan iyo meelaha laga rinjiyeynayo mana jirin cid arinkaani la yaab ku noqdo
Baraha bulshada ay ku kulanto iyo youtube ka ayaa lagu faafiyey filimadaan anshax darada ah
Dadka ka qeybgalayey ayaa ku faraxsanaa in ay sidaan yeelaan mana muuqan wax ku kualifayey oo loogu garaabi karo.
waxay u socdeen sidii xoolaha oo kale mana tabeyn in dhar ka maqan yahay qof kastana wuu isla fiicanaa.
Dhanka youtube ka linkiga hoose
More VIDEOS https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0