Home Afsomali Xukuumada oo dalkiisa u musaafurineyso Janaraal AMISOM ka tirsan sii aqri sababta

Xukuumada oo dalkiisa u musaafurineyso Janaraal AMISOM ka tirsan sii aqri sababta

Warar ayaa Sheegaya in Gen. Paul Lokech oo madax ka ah ciidamada Uganda Ee Amisom Shalayna dhex-dhexaadiyey Xukuumadda iyo Golaha Shacabka si looga hortago Rabshad Amni darro in hada la qorsheynayo in dalkiisa dib loogu celiyo, iyadoo lagu war galiyey in uusan Xarunta Xalane kasoo bixi karin.

Ilo Madax Banaan oo ay Heshay Warbaahinta ayaa Sheegaya In Taluyihii Amarka Siinayay Ciidamadii AMISOM ee Shalay Sugayay Amniga Gudoomiye Jawaari Dalkiisa  Lagu Dacweeyay.

Macada Cida Bixisay Amarkaas Balse Waxaa La Aaminsanyahay in  Madaxtooyada Dalka Soomaaliya Laga Bixiyay Amarkaas Lagu Masaafurinayo Taliyahaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.