Home Afsomali VIDEO Morgan Oo Isu Soo Sharaxaya Doorashooyinka Puntland

VIDEO Morgan Oo Isu Soo Sharaxaya Doorashooyinka Puntland

 

janaraal Maxamed Saciid Xersi Moorgan ummadda soomaaliyeed meel walbo aad dunida ka joogtaan.
waxaan go’aansaday maantana ku dhawaaqey inaan ahay musharax madaxweyne D. Puntland somalia.
kadib markaan arkey baahida ay puntland uqabto hogaamiye ka dhaqaajiya meesha ay maanta joogto
horumarka iyo midnimada ay rabaana ku wada
masuuliyadna ay iga saaran tahay dalkayga iyo deegaankayga inaan waxaan awoodo uqabto
hadii aan ku guulaysto xilkan
waxaan ummaddan ku wadin
cadaalad
hufnaan
horumar
midnimo
ummaddan walaalaha ah ee kala irdhowdeyna isu keeno iskuna hayo
waxa ay iga filayaana ee wanaagsan aan u qabto anigoo aan qabiil iyo gobol u eegin.
waxaan umahad celin asxaabtii akhyaartii iyo shacabkii iga codsadey inaan xilkan isku sharaxo
iyo intii itaalkeygaba.
walaalayaal aad baad umahadsan tihiin.
siyaasadeyda guud iyo wax qabadkeygaba dib ayaan idin kala wadaagin insha allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.