Home Afsomali VIDEO kaluun Malaay bada ku jiroa xawaaji u tumasho Kaluumaysatada Muqdisho...

VIDEO kaluun Malaay bada ku jiroa xawaaji u tumasho Kaluumaysatada Muqdisho Oo Ka Cabanaya Inaanay Haysan Meel Ay Ku Qaboojiyaan Kaluunka

Ganacsatada kaluumeysiga iyo kheyraadka badda waxaa ay had iyo jeer ku howlan yihiin soo saarista Noocyada kala duwan ee kaluunka iyo iibintiisa waxayna u dulqaataan dhaxanta Qabowga iyo halista kaga iman karta xiliga jilabashada balse ugu danbentii waxaa ay ka helaan macaashul macaash aan cidina u xisaabineynin si ay u sheegeen qaarkood TVga eryal oo howlo shaqo u tagay kawaanka hilibka ee xeebta liido ee magaalada Muqdisho,

Burburkii dalka ka dhacay wuxuu saameyn balaaran ku yeeshay qaabka kaluumeysiga iyo keydinta mana jiro warshad gasacadeysa iyo talaajado lagu keydiyo intaba

hadaba si aan wax badan uga ogaano ayaan magrofonka TVga Eryal ka dhaxqaadnay suuqa soo dajinta iyo kala iibsiga kaluunta

ganacsatada iyo kaluumeysatada waxaa soo foodsaaray qiimo dhac ku yimid wax soo saarkooda iyo helida kaluumka oo yaraaday waxaana jira dhibaatooyin kale oo ay ku hayaan maraakiibta waaweyn ee qeybta ka ah kuwa xaalufiyey kheyradka dabiicig ah ee dhax ceegaaga biyaha xeebta labaad ee ugu dheer qaarada africa

Bad kaluun jira amase Koob shaah ah Nin wabilba kimsitii loo katibay waa la kulan siin waana taa sababta ay kaluun biyaha  fog ee bada ku jira ay xawaaji ugu tuntaa

Muuse iyo farsamo yaqaan sare Saciid Xaamud Saalim

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.