Home Afsomali VIDEO Shirweynihii Dib u eegista Dastuurka qabyo qoraalka ah ee Muqdisho ka...

VIDEO Shirweynihii Dib u eegista Dastuurka qabyo qoraalka ah ee Muqdisho ka socday oo Qodobo laga soo saar

Shirkaan Oo Socdo Mudo sadax maalmod ah ,Ayaa Xiritaankisii Waxaa La Soo Qeybgalay Gudoomiyaha Barlamaanka Ahna Ku Simaha Madaxweynaha gudoomiyaha Maxkadamada Sare gudoomiyaha Gudiga La Sosocdoka Dib U Eegista Dastuurka Gudoomiyeyaasha Sharci Dajinta Ergaga Garka Ah Ah Ee Jimciyada Qaruumaha Ka Dhaxeyso Avuukaate Maxamed cabdalla  Xildhibaanada Labada Aqal Ee Dowlada  Wasiiro Iyo Wax Garad Kale Oo Munasibada Lagu Casuumay

intii uu socdauy shirkaan ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii looga bixi lahaa dastuurka KMG ah dalku u noqon mid leh dastuur dadka lagu kala hago

qaar ka mid ah musuuliyiintii madasha ka hadashey ayaa qeexay in dastuurku uu yahay mid kaliye uuna gacanta ugu jiro gudoomiayah Baarlamaanka waxaana ka mid ahaa hadaladoodii

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sh Cabdiraxnaa ayaa  shirka ku so xiray ereyadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.