Home Afsomali Wasiirka Wasaaradda Gamacsiga iyo Wershadaha Maareeye oo Noqday Wasiirkii ugu horeeyey ee...

Wasiirka Wasaaradda Gamacsiga iyo Wershadaha Maareeye oo Noqday Wasiirkii ugu horeeyey ee lugeeya Suuqyada Muqdisho Kana Adeegtay ( DAAWO SAWIRADA )

Kormeerkii ugu horeeyey ee Wasiir iyo Wasaarad ku tagaan Degmooyinka Gobolka Banaadir ilaa intii Xukuumada Nabad iyo Nolol bilowday Qorshaha Nabadeynta Muqdisho SAMA ayaa Wasiirka iyo Wasiiru dawlaha Wasaaradda Gamacsiga iyo Wershadaha ku tageen Degmadda Dharkeynlay. kulan ay la yeesheen maamulka Degmadda ka dib labada Wasiir waxay dhex lugeeyeen Suuqyada Degmadda iyagoo ka adeegtay dukaamada suuqa dharkeynlay, sidoo kalena waxay lug ku tageen oo cabaar daawadeen ciyaar ay dheelayeen laba xaafadood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.