Home Afsomali VIDEO Sidii looga ciiday salaama city oo ka mid ah Magaalada...

VIDEO Sidii looga ciiday salaama city oo ka mid ah Magaalada Muqdisho

Boqolaal Muislimiin ah ayaa salaad ciidul Fidriga  kuwada tukada masaajidka weyn ee ku yaala degaanka salaama city ee duleydka Magaalada Muqdisho

waxaana ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo ka kala yimid daafaha dagmooyinka gobolka banaadir

tukashada salaada ciida ka dib ayaa qaarkood oo la hadlay TVga galmudug State waxay sheegeen sida muga leh oo ay ugu faraxsan yihiin waxeyna iskuugu hambalyeynayeen ciida wanaagsan cid mubaarak iyo kuli caam watamu bilkheyr

sidoo kale ciyaalkii u soo ciiday qaarkood ayaa shacuurtooda farxadeed ku sheegay in ay tahay mid aan ka soo koobi karin

Maamulaha salaama janaraal service Maxamuud Cali oo shir jaraid ugu qabya saxaafada gudaha xarunta salaama ayaa faahfaahiyey waxqabadka iyo danta iyo ujeedka laga leeyahay xaafada daara salaama iyo waxyaabihii ay sanadkaan ku so kordhiyeen

.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.