Home Afsomali Maamulka ispitalka Dayniile Al Xaaji Cumar Aboor oo sheegay in dhamaan...

Maamulka ispitalka Dayniile Al Xaaji Cumar Aboor oo sheegay in dhamaan ay gubatay daawadii keydka u aheyd Ispitalka

IMG_0182

Ibitaalka degmada Dayniile oo ka mid ah Isbitaalka ku yaala magaalada Muqdisho ayaa Xalay waxaa qabsaday dab ka dhashay Koronto sida Idaacada Kulmiye ay u sheegeen maamulka Isbitaalka.

Dabka ayaa waxa uu qabsaday Qeybta keydka ee Daawada iyo qeybta Bukaanka Jiifka ee oo qiyaastii dhan sedsex boos oo kamid ah dhulka Isbitaalka.

In la damiyo dabkaas ayaa qaadatay waqti dheer iyadoona daminta dabkaas lagu howlanaa ilaa iyo saqdii dhexe ee Xalay.

Cabdi qadar cali bille oo madax daawada ee isbitaalka deyniile ayaa uga waramay idaacada kulmiye sida ay wax u dhaceen.

 

Dr Cumar Maxamuud Xusen ( Cumar Aboor ) Maamuladaha isbitaalka Deyniile ayaan ka wareysanay Dabkaas xalay qabsaday Isbitaalka uu maamulaha uu ka yahay.

Halkan ka dhageyso Dr.Cumar Maxamuud oo arimahaas ka hadlay

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.