Home Afsomali VIDEO Ismaaciil Hure Buubaa oo soo bandhigay sababta beelo gaar ah shirkii...

VIDEO Ismaaciil Hure Buubaa oo soo bandhigay sababta beelo gaar ah shirkii garxajis looga mamnuucay

Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo Jagooyinkala duwan ka Soo Qabtay Dalka Marna Soo Noqday Wasiirka Arimaha Dibada Ee Somaliya haatana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani oo shir Jaraaidku Qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay Qodobo kala duwan  oo ku saabsan Shir dhawaanka Dhacay deegaanka Buuurta Gacan libaax

ismmaaciil buubaa  ayaa  sheegay sababta Beelaha qaar uga Maqnaayeen Shirka wuxuuna sidoo kale wuxuu xusay  in aan bulashadu u sineyn Kheyraadka Somaliland

 

dhnka kale Ismaaciil Buubaa ayaa faahfaahiyey talaabada xigto ee ay qaadi doonaan hadii ay fuli waayaan qodobadii ka soo baxay shirka Buurta Gacan lbaax ugu soo gagagaboobey Qaarka mid ah Beelaha Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.