Qarax Xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay muqdishu agaagarka madaxtooyada waxaana la maqlayaa rasaas wuxuna ahaa qarax gil gilay magaalada Muqdishu.
Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada ayaa la sheegay inuu ka dhacay agagaarka Ceelgaab, gaar ahaan dhinaca Beerta nabadda, agagaarka madaxtooyada, waxaana cirka isku shareeray uuro iyo qiiq.araxa ayaa ah mid ismiidamin ah waxaana laga maqlaye gabi ahaanba Magaalada muqdishu waxaa socota is rasaseyn xoogan wali lama oga qasaaraha ka dhashtay qaraxa dhacay